Dowladda Soomaaliya waxay mas’uuliyad ka saaran tahay amniga iyo bedqabta muwaadiniinta,si loo fuliyo xukuumadda Federaalka waxay hore u meel marisay qaraaro caddeynaya baratakoolada iyo habraacyada lagu sugayo amniga garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde iyo guud ahaan caasimadda, taas oo suurtagelisay amniga iyo nabadda lagu noolaanayo.
ย Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka Wasaaradda amniga gudaha XFS:-
