Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha haya’adda SoDMA oo ku baaqay tallaabo deg deg ah si loo badbaadiyo nolosha dadka abaaruhu saameeyeen
    January 14, 2026
    NISA oo hawlgal qorshaysan ku dishay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta
    January 14, 2026
    Wasiirka Amniga guddaha XFS oo shirguddoomiyey shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood
    January 14, 2026
    Mudaharaad lagu diidan yahay xadgudubka Israa’iil oo ka socda degmada Kaaraan
    January 14, 2026
    Soomaaliya iyo Turkiga oo bilaabaya dhaqangelinta heshiis ku saabsan horumarinta shaqaalaha
    January 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xogta Xafiiska Hantdhowrka ee hufnaanta iyo qabashada Dakhliga Dowladda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xogta Xafiiska Hantdhowrka ee hufnaanta iyo qabashada Dakhliga Dowladda
GudahaWararka

Xogta Xafiiska Hantdhowrka ee hufnaanta iyo qabashada Dakhliga Dowladda

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 11, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan lagu soo bandhigayay Natiijada Qiimeynta iyo Hubinta Hufnaanta Qabashada, Xisaabinta iyo Xareynta Dakhliga Dowladda ee ka soo xarooda adeegga Baasaboorka.

Ujeeddada kulankan waxa ay ahayd xoojinta fahamka natiijooyinka qiimeynta, iftiiminta meelaha u baahan horumarinta, iyo dhiirrigelinta wada-shaqeyn joogto ah oo dhexmarta hayโ€™adaha Dowladda, si loo hubiyo in dakhliga Dowladda loo maareeyo si waafaqsan sharciyada iyo habraacyada dakhliga.

Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, waxaana goob-joog ahaa Ku-xigeenka Hantidhowraha Guud, Mudane Cabdijamal Ismaaciil Maxamed.

Agaasimaha dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Feysal Maxamed Hashi, ayaa kulanka ka jeediyay hadal uu ku iftiimiyay muhiimadda ilaalinta dakhliga Dowladda, isla markaana Xafiiska Hantidhowrka Guud uga mahadceliyay doorka uu ka qaato hubinta iyo dabagalka dakhliga. Kulanka waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay saraakiil ka socotay Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Waaxda Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda.

Intii uu kulanku socday, waxaa si faahfaahsan looga hadlay natiijooyinka qiimeynta, iyadoo diiradda la saaray muhiimadda ay leedahay in dakhliga Dowladda lagu qabto laguna shubo Khasnadda Mideysan ee Dowladda (TSA), si loo waafajiyo shuruucda iyo habraacyada maareynta maaliyadda dalka. Kulanka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay khataraha ka dhalan kara ku qabashada dakhli meel ka baxsan nidaamka rasmiga ah, waxaana lala wadaagay saraakiisha talo-soojeedinno lagu xoojinayo hufnaanta, isla-xisaabtanka, iyo ilaalinta dakhliga Dowladda ee ka soo xarooda adeegyada Dowladda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha haya’adda SoDMA oo ku baaqay tallaabo deg deg ah si loo badbaadiyo nolosha dadka abaaruhu saameeyeen

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Magaalada Moqdisho ka Furay…

January 14, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Danjire Warfaa oo faah-faahin ka bixiyay go’aanno ka soo baxay Golaha nabad galyada iyo amniga Midowga Afrika

Muqdisho(SONNA):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Cabdullahi Warfaa ayaa Warbaahinta Qaranka u faahfaahiyay goโ€™aano muhiim ah oo kasoo baxay Golaha nabad…

GudahaWararka
November 3, 2024

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo laba jibbaaray howlaha amni ee Caasimadda

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaalieed Sarreeyo Guuto; Sulub Axmed Firin, ayaa xalay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliiska kala qeyb galay afur…

GudahaWararka
April 9, 2024

Soomaaliya iyo Qadar oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Iskaashiga Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda+sawirro

Doxa (SONNA) -Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ย Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kulamo gaar…

Wararka
November 2, 2019

Madaxweynihii dalka Haiti oo la dilay

Muqdisho...SONNA...Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moรฏse ayaa lagu dhex dilay gurigiisa,waxaa sida warbaahinta uย  sheegay raโ€™iisul wasaaraha ku meel gaarka ah…

CaalamkaWararka
July 7, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023