Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta xarigga ka jaray dhismaha waddada Nasiib Buundo qaybteeda degmada Shibis
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta xarigga ka jaray dhismaha waddada Nasiib Buundo qaybteeda degmada Shibis
GudahaWararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta xarigga ka jaray dhismaha waddada Nasiib Buundo qaybteeda degmada Shibis

By SB
Last updated: December 31, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Nasiib Buundo, qeybteeda degmada Shibis, taas oo si buuxda loo dhammaystiray, kana mid ah mashaariicda horumarineed ee ka socda caasimadda Muqdisho.

Guddoomiyaha oo ka hadlayay munaasabadda ayaa sheegay in waddadan ay tahay mid tayo sare leh, isla markaana 100% ay maalgelisay Dowladda Hoose ee Muqdisho, taas oo muujinaysa dadaalka maamulka ee horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, bilicda iyo isu-socodka magaalada.

Sidoo kale, Guddoomiyuhu waxa uu u mahadceliyey shirkadda Al-Buruuj ee fulisay mashruuca, isaga oo xusay in heshiiska lala galay uu dhigayo mas’uuliyad buuxda oo la xiriirta tayada dhismaha. Waxa uu bulshada degmada Shibis ugu baaqay inay ilaaliyaan nadaafadda waddada, halka maamulka uu ballan qaaday in shaqaale nadaafadeed loo xilsaarayo qaybo ka mid ah waddada.

Waddada Nasiib Buundo, oo isku xirta jidka Beexaani ilaa Maanaboolyo, ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo horumarineed, iyadoo la bilaabay wajiga labaad ee dariiqan oo ka billaabanaya Boondheere kuna eg darbiga Madaxtooyada Qaranka. Mashruucan ayaa sidoo kale lagu rakibay leerarka ku shaqeeya tamarta cadceedda (solar) si loo xoojiyo amniga habeenkii.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa xusay in laga billaabo sanadka 2026, inta badan waddooyinka Muqdisho loo rogi doono laami casri ah, isaga oo adkeeyey in Soomaaliya aan la kala jari karin, kuna baaqay midnimo, wadajir iyo isku duubni shacabka Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xeebta Liido waqti kula qaatay shacabkii usoo nasasho tagay “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay…

GudahaWararka
October 22, 2021

Taliyaha ciidanka Dhulka oo gaaray deeeganka Biya-cadde ee gobalka Shabeelaha dhexe

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa gaaray deeeganka biyacadde…

GudahaWararka
October 2, 2023

Soomaaliya oo dedaal ugu jirta in wax laga beddelo habka loo wajaho gagaarka Bani’aadannimada

Riyadh-(SONNA)-Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Carabiya kaga qeyb…

GudahaWararka
February 21, 2023

Wasiirro iyo xildhibaanno dhiirogeliyay in kabadan 200 oo arday oo ka qalin bedelatay heerka koowaad ee waxbarashada+sawirro

Muqdisho(SONNA) Munaasabadan waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan dowladda gaar ahaan Wasaaradda waxbarashada ,hiddaha iyo tacliinta sare,wasiiro,xildhibaano bahda waxbarashada,…

Wararka
December 27, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023