Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: RW Xamsa” Tallaabada Netanyaha waxba kama beddeleyso xaqiiqda sharci iyo siyaasadeed ee dalka,”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > RW Xamsa” Tallaabada Netanyaha waxba kama beddeleyso xaqiiqda sharci iyo siyaasadeed ee dalka,”
GudahaWararka

RW Xamsa” Tallaabada Netanyaha waxba kama beddeleyso xaqiiqda sharci iyo siyaasadeed ee dalka,”

By Dahir Aadan Cali
Last updated: December 28, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ee lagu sheegay in Somaliland loogu aqoonsaday Dowlad  Madax Bannaan, isagoo tallaabadaas ku tilmaamay mid xadgudub iyo sharci-darro ah.

Ra’iisul wasaare Xamsa ayaa wareysi uu siiyay Tefefishinka Al Jazeera ku sheegay in sheegashadaas waxba ka beddeleyn xaqiiqda sharci iyo siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoo ku nuux nuuxsaday in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay Dowlad Madax Bannaan oo leh midnimo dhuleed iyo xudduudo caalanka aqoonsan yahay.

Wareysi uu siiyay telefishinka Al Jazeera, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu caddeeyay in sheegashadaasi aysan waxba ka beddelayn xaqiiqda sharci iyo tan siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoo ku nuuxnuuxsaday in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay Dowlad Madax Bannaan oo leh midnimo dhileed iyo Xudduudo caalamka aqoonsan yahay.

Wuxuu intaas ku daray in xadgudub kasta oo lagu sameeyo madax-bannaanida, midnimada ama xuduudaha dalka uu yahay jebin cad oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah.

Sidoo kale, Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xusay  in Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si isku mid ah u diiddan yihiin bayaankaasi, isaga oo ku tilmaamay mowqifka Netanyahu mid aan taxaddar siyaasadeed ku dhisnayn, kana hor imanaya mabaadi’da xiriirka caalamiga ah,wuxuu carrabka ku adkeeyay in ay ka habboonayd Israa’iil in ay aqoonsato Dowladda Falastiin, oo muddo dheer la daalaa-dhacaysay gumeysi iyo gardarro joogto ah.

Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan u baahnayn aqoonsi ka yimaada Netanyahu ama dhinac kale, maadaama ay tahay dal leh sharciyad caalami ah iyo xubinimo buuxda oo Qaramada Midoobay ah, isagoo xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay qaaday tallaabooyin diblomaasiyadeed oo degdeg ah, isla markaana ay la xiriirtay waddamada walaalaha ah, kuwa saaxiibka la ah iyo hay’adaha caalamiga ah, isagoo tilmaamay in ay jireen falcelinno caalami iyo kuwo gobolleed oo muujinaya taageero ballaaran oo loo hayo mowqifka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Galmudug oo la tacaalaya daadad kusoo rogmaday Magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-(SONNA)-Maamulka , qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qaranka iyo Shacabka Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa si weyn ula tacaalaya sidii…

Wararka
November 7, 2019

Faah faahin ka soo baxay qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA)-Allaha u naxariisto Gaashaanle Dhexe Cabdi Baasid Maxamud Cageey oo kamid ahaa saraakiishii ku dhaawacmay Qaraxa caawa ka dhacay magaalada…

Gudaha
May 9, 2021

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo koormeer ku tagay xarumo dhowr ah

Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta dhalashada iyo sugnaanta…

GudahaWararka
August 17, 2021

Soomaaliya iyo Serbiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallim Fiqi oo khadka Telefoonka kula hadlay…

GudahaWararka
March 19, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023