Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo shir uga qayb galay Itoobiya
    December 11, 2025
    Wasiirka Cadaalladda XfS oo kormeer ku tagay Degmada Dayniile
    December 11, 2025
    Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray shirweynaha Madasha Xirfadleyda Teknoolojiyadda
    December 11, 2025
    Guddiyada maaliyadda labada aqal Baarlamaan oo kulan la qaatay Wasiirrada XFS iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan hay’adaha dowladda
    December 11, 2025
    R/Wasaaraha XFS oo qaabilay Safiirka Sacuudiga u fadhiya Dalka Soomaaliya
    December 11, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulantay danjiraha Maraykanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulantay danjiraha Maraykanka
GudahaWararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulantay danjiraha Maraykanka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 10, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay’adda maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Richard H. Riley IV, kaasoo ka dhacay Safaaradda Maraykanku ku leeyahy magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaqiijinta iskaashi bani’aadannimo oo wax-ku-ool ah, xilli Maraykanku ahaa deeq-bixiyaha ugu weyn ee Soomaaliya dhinaca gargaarka tobankii sano ee la soo dhaafay, isagoo bixiyay in ka badan USD 7 bilyan oo gargaar iyo kaalmo horumarineed ah.

Intii lagu jiray abaartii ba’nayd ee 2022, Maraykanku wuxuu bixiyey USD 1.3 bilyan oo degdeg ah, oo ay ku jiraan in ka badan USD 700 milyan oo gargaar bani’aadannimo toos ah, taas oo door muhiim ah ka qaadatay ka hortagga macluul iyo in degdeg looga jawaabo saamaynti darnayd ee abaarta.

Kulanka ayaa sidoo kale xoogga saaray sidii Washington, D.C mar kale door muuqda uga qaadan lahayd iskaashiga lagu wajahayo abaarta hadda ka taagan dalka iyo caqabadaha bani’aadannimo ee sii kordhaya.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin ayaa safaaradda iyo Dowladda Maraykanka kaga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ku aaddan howlgallada bani’aadannimo iyo guud ahaan dadaallda muddada dheer ah ee geeddi socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo shir uga qayb galay Itoobiya

Addis ababa(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa ka qeybgalay Kulanka…

December 11, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Boostada XFS oo ku ammaantay shirkadaha isgaarsiinta kaalinta ay ka qaateen ka hortagga Covid 19

Muqdisho,(SONNA)…Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa ku ammaantay shirkadaha isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka oo dhan sida is-xilqaanka leh ee…

Wararka
April 10, 2020

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka: Agaasimayaasha guud waa Mashiinka Dowladdu ku dhaqaaqdo+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa sheegay in Agaasimayaasha guud ay yihiin keydka,…

Wararka
October 24, 2019

Booliiska Galmudug oo beeniyay in koox Al-Shabaab ah laga daayey saldhigga Dhuusa-mareeb

Taliska Booliiska Galmudug ayaa Waxba kama jiraan ku tilmaamay Hadal Xalay ka soo yeeray Sarkaal Booliis ah oo ku saabsanaa…

Wararka
May 9, 2020

Shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed.

Muqdisho(SONNA):-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka…

GudahaWararka
August 10, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023