Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweynaha koonfur galbeed oo shirguddoomiyey shirka golaha wasiiradda
    November 19, 2025
    Hantidhowraha guud ee qaranka oo shirguddoomiyey Shirka Bahwadaagta Caalamiga ah ee Xafiiska Hantidhowrka
    November 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirkii ugu horreeyay ee ” Italophony”
    November 19, 2025
    Shirka Madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho
    November 19, 2025
    Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Kenya
    November 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadahaย (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Kenya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Kenya
GudahaWararka

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Kenya

By Kulane
Last updated: November 19, 2025
1 Min Read
Share

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo safar shaqo ku jooga magaalada Nirobi ee dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo Qorsheynta Magaalooyinka Marwo. Alice Wahome).

Kulanka dhinacyadaasi waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada wasaaradood ee ย Soomaaliya iyo Kenya.

Sidoo kale,waxaa kulankaasi looga hadlay Iskaashiga tababarrada iyo isdhaafsiga khibradda ee ku saabsan magaaleynta, guriyeynta iyo maamulka dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.

Dhinacyadaasi ayaa isla soo qaaday ย dardargelinta mashaariicda horumarineed ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan kuwa la xiriira marinnada isku xira Soomaaliya iyo Kenya.

Kulanka ayaa ku soo dhammaaday jawi aad u wanaagsan, iyadoo labada dhinac ay isla garteen in la ballaariyo, lana xoojiyo xiriirka iskaashi ee dhanka horumarinta iyo dhismaha, taasi oo qayb ka ah dadaallada lagu adkeynayo heshiisyada labada wasaaradood ee Soomaaliya iyo Kenya.ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweynaha koonfur galbeed oo shirguddoomiyey shirka golaha wasiiradda

Baydhabo(SONNA):-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo diiradda…

November 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo qaabishay danjiraha Sweden

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Safiirka…

GudahaWararka
January 14, 2025

Jaaliyadda Soomaalida ee Mareykana oo qabatay xaflad lagu taageeraayo Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed

kentuky.(SONNA)...Xaflad ay soo abaabuleen Jaaliyadda Konfur Galbeed ee dalka Mareykanka,isla markaana lagu maamuusaayey sanadguurada koowaad ee ka soo wareegatay magacaabidda…

Wararka
December 22, 2019

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo qoraal ah ka soo saartay rabshadaha ka socda Uganda

Muqdisho (SONNA)-Safaaradda Soomaaliya ee Uganda ayaa qoraal kooban oo ay kula hadlayso muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda ka…

Wararka
November 18, 2020

Agaasimaha cusub ee caafimaadka gobolka Banaadir oo balan qaaday qorshe lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka

Muqdisho.(SONNA):- Agaasimaha Caafimaadka gobolka Banaadir Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay madaxda hayโ€™addaha Maxaliga ah iyo…

GudahaWararka
March 2, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023