Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siinayso wadahadal Qaran
    February 3, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
    February 3, 2026
    Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo yeeshay wadahadallo muhiim ah
    February 3, 2026
    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka
    February 3, 2026
    Soomaaliya iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis is afgarad Caafimaad
    February 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay guddiga dhaqangelinta qorshaha isbadalka Qaranka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay guddiga dhaqangelinta qorshaha isbadalka Qaranka
GudahaWararka

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay guddiga dhaqangelinta qorshaha isbadalka Qaranka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: November 18, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa shir guddoomiyay kulan-howleedka dhaqan-galinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2026-ka, kaas oo ay yeesheen saraakiisha Tiirka Siyaasadda Loo Dhan Yahay ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo masuuliyiin ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorsheyaasha sanadka 2026-ka, gaar ahaan dhinacyada Warfaafinta, Dhaqanka, Dalxiiska iyo Wacyigelinta Bulshada, kuwaas oo muhiim u ah doorashooyinka dalka ee foodda nagu soo haya.

Wasiir Daa’uud Aweys ayaa ku boorriyay saraakiisha Wasaaradda in ay xaqiijiyaan dhaqan-galinta howlaha iyo qorsheyaasha ku xusan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), si loo gaaro yoolalka loo dejiyay sanadka cusub ee 2026, iyo guud ahaan himilooyinka waaweyn ee NTP.

Gabagabadii, Wasiirka Warfaafinta ayaa uga mahadceliyay guddiga iyo madaxda ka socotay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dadaalka iyo wada-shaqeynta joogtada ah ee ay ku wadaan hirgelinta qorsheyaasha Wasaaradda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siinayso wadahadal Qaran

February 3, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirada arrimaha dibadda ee Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga oo booqasho ku tegay Liibiya

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa maanta booqasho wada jir ah ku tegay dalka Liibiya.…

CaalamkaSiyaasaddaWararka
March 25, 2021

Xiddig muhiim ah oo maanta ka maqnaan doona Kooxdiisa Dekedda kulanka ay wajahayso Rajo FC

Muqdisho(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa galabta waxay la dheeli doonta naadiga Rajo FC, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

In ka badan 40 khawaarij ah oo lagu dilay gobolka bari

Boosaaso-(SONNA)-Ugu yaraan 40 xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta Daacish ayaa lagu dilay tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay markii…

GudahaWararka
February 5, 2025

Wasiirka Amniga oo guddoomiyey shir looga hadlayay dardargelinta howlaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray…

GudahaWararka
May 11, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023