Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    wasiirka caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Indonesia u fadhiya Muqdisho
    December 4, 2025
    Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay Culimada Soomaaliyeed
    December 4, 2025
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda : “Soomaaliya waa dhaqaaqday, wadadii horumarka iyo barwaaqada ayeeyna cagta saartay”
    December 4, 2025
    Golaha Wasiiradda XFS oo ansixiyey shuruuc iyo heshiisyo muhiim u ah dalka
    December 4, 2025
    Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Heshiiska Aas-aasidda Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika
    December 4, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo ka qaybgashay shirweynaha Baarlamaanka Adduunka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo ka qaybgashay shirweynaha Baarlamaanka Adduunka
GudahaWararka

Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo ka qaybgashay shirweynaha Baarlamaanka Adduunka

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 12, 2025
1 Min Read
Share

Islamabad-(SONNA)-Shirweynaha todobaad ee Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Adduunka ayaa si rasmi ah uga furmay Magaaladda Islamabad ee Dalka Pakistan, waxaana Soomaaliya ku meteleysa Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.

Kulanka ayaa sanadkan waxaa looga hadlayaa Nabadda, degganaanshaha iyo horumarka, waxaana ka qeyb galaya wafuud heer caalami ah oo ka socda Baarlamaanada Adduunka.

Guddoomiye Sacdiya Yaasiin ayaa ka qeyb galayaasha shirka la wadaagtay fariinta Dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan sida shirkaasi uu muhiim ugu yahay dalalka adduunka, gaar ahaan mowduuca shirka ee sanadka oo ah nabadda, degganaanshaha iyo horumarka.

Sidoo kale, Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ayaa inta ay ku sugantahay dalkaasi waxa ay kulamo gaar gaar ah la qaadan doontaa madaxda Baarlamaanka Adduunka ka socota ee shirka ka qeyb galeysa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

wasiirka caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Indonesia u fadhiya Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, H.E Dr. Ali Haji Adam,…

December 4, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo shaciyay doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS

Muqdisho(SONNA)-Guddiga Maamulka Doorashada Heer ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta…

GudahaWararka
January 24, 2022

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shirguddoomiyay kulanka 3-aad ee wadajirka Baarlamaanka labadiisa Aqal

Muqdisho,(SONNNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad…

GudahaWararka
July 27, 2023

Waa bilowga xisaabtanka wanaag & xumaan (WARBIXIN)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo Khawaarijta jab xooggan…

GudahaMaqaallada
September 12, 2023

Ra’iisul wasaare Xamsa oo furay shirweynaha 6-aad ee hoggaanka iyo hal-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal-Abuurka…

GudahaWararka
December 3, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023