Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka
    February 4, 2026
    Doorashada Guddoonka iyo xoghayaha Guddiga xuquuqul Insaanka oo Muqdisho ka socota
    February 4, 2026
    Taliyaha Ciidanka Booliiska oo tababar u furay cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska
    February 4, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika
    February 4, 2026
    Wasiirka arrimaha gudaha oo qaabilay Agaasimaha Guud ee hayโ€™adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
    February 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
CiyaarahaGudahaWararka

Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 8, 2025
1 Min Read
Share

Aljeris-(SONNA)-Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa u diyaar garoobaya inuu la ciyaaro xulka Qaranka Aljeeriya maalinta Khamiista oo ku beegan 9-ka Oktoobar 2025, iyagoo isku arki doona garoonka Miloud Hadefi ee magaalada Wahran, taas oo qayb ka ah wareegga hore ee isu imaadka Koobka Adduunka 2026 ee Qaaradda Afrika.

Ciyaartan ayaa imaneysa iyadoo xulka Aljeeriya uu hoggaaminayo Kooxda 9-aad, isagoo leh 19 dhibcood, waxaana ku xiga Ugaanda iyo Mozambique oo leh 15 dhibcood midkiiba.

Xulka Soomaaliya ayaa dhankiisa doonaya inuu soo bandhigo ciyaar heerkeedu sarreeyo oo muujinaysa horumarka ciyaaryahannada dalka, inkasta oo ay adag tahay kooxda ay la ciyaarayaan.

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa booqasho saaxiibtinimo ku tagay xulka Qaranka Soomaaliya, kaas oo haatan ku sugan Aljeeriya, isagoo u diyaargaroobaya kulankaas muhiimka ah.

Intii uu socday kulanka, Danjiruhu waxa uu la hadlay ciyaartoyda iyo maamulka xulka, isaga oo ku dhiirri geliyay in ay muujiyaan midnimo, wadaniyad iyo dadaal sare, si ay u gaaraan natiijo sharaf u ah shacabka Soomaaliyeed, una muujiyaan sawirka cusub ee Soomaaliya ee ciyaaraha caalamiga ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka

Muqdisho(SONNA):-Dr Maryan Qaasin Axmed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya. Dr…

February 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

La Taliyaha Amniga Qaranka oo faah faahiyay jidka loosoo maray qaadista Cunaqabateynta hubka

Muqdisho(SONA)-La Taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin oo faah faahiyey jidka loosoo maray Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya laga qaaday 31 sano…

CaalamkaWararka
December 2, 2023

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Gaaray Caabudwaaq

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud…

GudahaWararka
August 1, 2021

Madaxweyne Farmaajo Oo Bogaadiyay Qodobada ay Goโ€™aamiyeen Golaha Wadatashiga Qaran ee uu hoggaaminayay Raโ€™iisul Wasaaraha Dalka Maxamed Xuseen Rooble.

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha ย Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka…

GudahaWararka
January 11, 2022

Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer safar ku tegay Kampala

Muqdisho(SONNA):-Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer safar ku tegay Kampala. Danjire Hammer ayaa magaalada Kampala…

GudahaWararka
January 18, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023