Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta
    December 19, 2025
    Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar
    December 19, 2025
    Ciidanka Boliiska oo isu diyaariyay Xuska 82-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka
    December 19, 2025
    Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qayb galay xuska 65-aad ee Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha
    December 19, 2025
    Saraakiil ka tirsan dowladda oo guddoomay abaalmarin loogu talagalay shaqo wanaagga
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka warfaafinta oo qaabilay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka warfaafinta oo qaabilay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta
GudahaWararka

Wasiirka warfaafinta oo qaabilay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: September 29, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday ururka Jaamacadda Carabta oo uu hoggaaminayay mudane Zayd Al-Sabban, agaasimaha waaxda geeska Afrika iyo Sudan ee ururka.

Wasiirka iyo wafdiga ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac ee horumarinta warbaahinta iyo arrimaha dhaqanka, gaar ahaan barnaamijka lagu xoojinayo luqadda Carabiga.

Wasiir Daaโ€™uud Aweys ayaa bogaadiyay doorka Ururka Jaamacadda Carabta ee xoojinta afka Carabiga, isagoo xusay in Warbaahinta Qaranka ay diyaar u tahay inay door weyn ka qaadato ololaha lagu kobcinayo afkaas, sida ay horeba uga qayb qaadan jirtay.

Madaxa wafdiga Jaamacadda Carabta, Mudane Zayd Al-Sabban, ayaa dhankiisa sheegay in ay diyaar u yihiin inay wadashaqeyn buuxda la yeeshaan Warbaahinta Qaranka, isla markaana taageero joogto ah la garab taagan yihiin Soomaaliya.

Intii kulanka uu socday, Wasiirka Warfaafinta iyo wafdiga Jaamacadda Carabta ayaa sidoo kale booqday Kaydka Cajaladaha ee Radio Muqdisho, halkaas oo ay ka socoto hawsha lagu casriyeynayo kaydka (digitalization).

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Cabdullaahi Xayir Nuur, danjiraha Soomaaliya u fadhiya Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, Dr. Rami Zaki Iskandar, Agaasimaha Waxbarashada ee ALECSO; Dr. Cali Cabdalla Al-Naciim, Agaasimaha Machadka Luuqadda Carabiga ee ALECSO ee magaalada Khartoum; Danjiraha Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Cabdullaahi Mudhlaq Al-Uteybah; iyo masโ€™uuliyiin kale oo ka socday labada dhinac.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta

Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha ย fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo booqday Xarunta Safaaradda JFS ee dalka Tanzania

Tanzania (SONNA)-:ย Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo isaga iyo wafdi…

GudahaWararka
May 25, 2025

Madaxweyne Guudlaawe oo shacabka Hirshabeelle ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan la dagaallanka Khawaariijta

Warsheekh-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shacabka ku dhaqan Hirshabeelle ugu baaqay in ay kaalin mug…

GudahaWararka
June 19, 2024

Gudoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay madaxa Islamic Relief ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Gudoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kula kulmay xafiiskiisa madaxa Islamic Relief Somalia mudane…

GudahaWararka
May 21, 2025

Ilaa 100 ka tirsan Khawaarijta oo lagu laayey Shabeelaha hoose

Muqdisho (SONNA): Ciidamada gaarka ah ee Danab Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada taageerada cirka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay…

GudahaWararka
August 18, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023