Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Marwada Madaxwayanaha dalka oo kulan la yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
    September 23, 2025
    Soomaaliya iyo Seerbiya oo kala saxiixday heshiis iskaashi diblomaasiyadeed
    September 23, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shirka astaynta dowladnimada Falastiin
    September 23, 2025
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada Soomaaliya iyo Qatar
    September 23, 2025
    Guddoomiye Muungaab oo qaabilay Feeryahanadda Ramla Cali
    September 22, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada Soomaaliya iyo Qatar
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada Soomaaliya iyo Qatar
GudahaWararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada Soomaaliya iyo Qatar

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 23, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada iskaashiga (MoUs) ee Soomaaliya iyo Qatar.

Kulanka ayaa looga hadlay diyaarinta iyo dardar-gelinta is afgaradyada dhinacyada kala duwan ee muhiimka ah ee ay kala saxiixanayaan labada dowladood, kuwaas oo ay ka mid yihiin;

•⁠ ⁠Iskaashiga Difaaca
•⁠ ⁠Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
•⁠ ⁠Waxbarashada Sare iyo Dhaqanka
•⁠ ⁠Warbaahinta
•⁠ ⁠Maaliyadda (Cashuuraha iyo Kastamka)

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, ayaa xusay in heshiisyadani ay qayb ka yihiin dadaallada Xukuumadda DanQaran ee lagu xoojinayo iskaashiga caalamiga ah, lana doonayo in si toos ah loogu turjumo adeegyo iyo fursado shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, waxaa jira heshiisyo wali socda oo ku saabsan Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Amniga Gudaha, Iskaashiga Tacliinta Sare, iyo Beeraha iyo Amniga Cuntada, kuwaas oo lagu xallinayo dhinacyada ka harsan ka hor saxiixa rasmiga ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Marwada Madaxwayanaha dalka oo kulan la yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Marwada Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa kulan mirodhal ah Aqalka Madaxtooyada…

September 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Maalinta Shaqaalaha Adduunka hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, isagoo ku amaanay dadaalkooda, kartidooda…

GudahaWararka
May 2, 2025

Ciidanka Ethiopia oo caasimadda Tigreega ka helay 13 gantaal lagu qariyey

Addis ababa (SONNA)- Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen 13 gantaal oo lagu qariyay baqaar si gaar ah loo…

Wararka
December 29, 2020

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqday xarunta safaaradda DFS ku leedahay magaalada Doha ee dalka Qatar

Doha-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda DFS ku leedahay magaalada Doha ee dalka Qatar. Mudane…

CaalamkaGudahaWararka
October 6, 2021

𝐃𝐚𝐫𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐝𝐡𝐚𝐜 𝐮 𝐚𝐡 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚

Muqdisho.(SONNA:- Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu billaabay daraasad lagu qiimeynayo waxqabadka iyo hufnaanta adeegyada isbitaallada dadweynaha ee Muqdisho.…

GudahaWararka
February 9, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023