Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Muungaab oo ka dhawaajiyay mashaariic cusub oo laga hirgalinaayo degmooyinka gobolka
    September 19, 2025
    Bandhigga Shirweynaha 1-aad ee Ururka Haweenka Beeralayda oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
    September 19, 2025
    Daahir Shire”Waxaan horumar weyn ka sameynay sahminta shidaalka, dhawaanna waxaad maqli doontaan war farxad leh”
    September 19, 2025
    Madaxa Hey’adda SODMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay Gobolka Bariga Afrika
    September 19, 2025
    Wasiirka gaashaandhiga XFS oo ka qayb galay Madasha Caalamiga ah ee Difaaca Beijing
    September 18, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
Reading: Bandhigga Shirweynaha 1-aad ee Ururka Haweenka Beeralayda oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Bandhigga Shirweynaha 1-aad ee Ururka Haweenka Beeralayda oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
Gudaha

Bandhigga Shirweynaha 1-aad ee Ururka Haweenka Beeralayda oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

By Kulane
Last updated: September 19, 2025
1 Min Read
Share

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha XFS Sahra Yuusuf Cige iyo qaar kamid ah,maamulka Gobolka Banaadir,Bangigga Horumaarinta iyo marti sharaf kale ayaa xalay ka qeybgalay xaflad casho sharaf ah oo lagu soo gunaanaday  shirwynaha 1-aad ee ururka Haweenka beeraleyda.

Xafladdaan ayaa waxaa kaloo ka qeybgaslay Ururro ka socday Iskaashatooyinka beeraleyda ee qaar kamid ah maamul Goboleedyada dalka,waxaana shirweynahaasi mudadii uu socday looga hadlay dardargalinta howlaha ururkaasi iyo sida gacan looga siin karo dhanka maalgalinta.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda  Beeraha iyo Waraabka Sahra Yuusuf Cige ayaa soo xirtay shirweynahaasi,iyadoo shahaadooyin guddoonsiisay xubno haween ah oo ka socday Galmudug,Puntland iyo Hirshabeelle.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda beeraha Maxamuud Maxaed Maxamuud ayaa sidoo kale ka hadlay xafladdii xiritaanka shirweynahaasi ,waxaana laga dhawaajitay in bisha soo socota la sameyn doono maalgalin loogu talagalay dhiirigalinta ururada haweenka beeraleyda ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Muungaab oo ka dhawaajiyay mashaariic cusub oo laga hirgalinaayo degmooyinka gobolka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale oo uu hoggaaminaayey ayaa ka qeybgalay kulan wacyigelin ah…

September 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hadaf sarreeya, Himilo dhabowday iyo Hogaamiye daacad ah Xurmadle  Xasan Sh. Maxamuud (WARBXIN)

“Khawaarij Kabakutukade intii uu calaacalka iyo baroordiiqda ku jirey, waa tanaa khariidadii dhulka uu dulmiga ku joogey lagu qaban lahaa…

GudahaMaqaallada
August 24, 2023

Abiye Axmed oo Xasuuqay in ka badan 11,000 oo shacabka Amxaarada ah

Muqdisho,(SONNA):-Dowladda Itoobiya ayaa xasuuqday In ka badan 11,000 oo rayid ah oo ka tirsanaa Shacabka deegaanka Amxaarada gaar ahaan waqooyiga,sidoo…

GudahaWararka
January 25, 2024

‘GIDAAR MADAXA KU GARAAC GURI MA LAGU SOO GALAA?’ (WARBIXIN)

Kadib markii uu fashilmay shirkii wadahadallada  Wejigoodii 2-aad ee ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiye ayuu Madaxweynaha JFS Dr:…

GudahaMaqaallada
August 22, 2024

Maamulka gobolka Banaadir oo kormeeray ganacsatada degmada Howlwadaag

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyi gelinta maamulka gobalka Banaadir, Cabdicasiis Cismaan Maxamed oo xalay kormeer ujeedkiisu ahaa u kuur…

GudahaWararka
November 8, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023