Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo Shiinaha kaga qayb gashay shirweynaha Caalamiga ah ee Injineeriyadda
    September 17, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Qaranka iyo midowga Yurub oo ka wada hadlay xal u helidda dadka ku barakacay dalka
    September 17, 2025
    𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐮𝐬𝐭𝐚𝐲 m𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 c𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 b𝐚𝐝𝐪𝐚𝐛𝐤𝐚 b𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚
    September 17, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya iyo Masar waxaa u dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer
    September 17, 2025
    Duqa muqdisho oo xarigga ka jaray 12 waddo
    September 17, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
    Gobolka Florida oo laga hirgalinaayo xarun 2-aad oo lagu hayo soo galootiga
    August 15, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
    La yaab yaysan kugu noqon
    August 27, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan Sheekh : Soomaaliya waxay taageereysaa is-afgarad dhex mara Masar iyo Itoobiya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Xasan Sheekh : Soomaaliya waxay taageereysaa is-afgarad dhex mara Masar iyo Itoobiya
GudahaWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh : Soomaaliya waxay taageereysaa is-afgarad dhex mara Masar iyo Itoobiya

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 17, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho – (SONNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo wareysi siiyey Telefishinka “Al-Arabiya”, ayaa sheegay in dalkiisu uu taageerayo is-afgarad dhex mara Masar, Itoobiya iyo Suudaan, kaas oo ku saabsan Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya, isagoo xusay in Soomaaliya ay dooneyso in ay nabad kula noolaato adduunka intiisa kale.

Madaxweynuhu wuxuu yiri: “Xafladdii furitaanka biyo-xireenka, waxaan caddeeyay in Soomaaliya diyaar u tahay in ay taageerto labada dhinac, Masar, Itoobiya iyo sidoo kale Suudaan, si ay isu fahmaan, arrintani waxay socotay in ka badan toban sano, welina xal kama dambeys ah looma helin, balse waxaan aaminsanahay in xal togan uu imaan doono”.

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in kulankiisii uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya uu muujiyay diyaarinta Addis Ababa ee wada hadal, isagoo leh: “wuxuu ii xaqiijiyay inuu diyaar u yahay inuu la fariisto cid kasta oo welwel ka qabta biyo-xireenka iyo biyihiisa”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Soomaaliya oo Shiinaha kaga qayb gashay shirweynaha Caalamiga ah ee Injineeriyadda

Tianjin, Shiinaha-(SONNA)-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Tianjin Shirweynaha 5aad ee Injineeriyadda "International…

September 17, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga adeegga Xajka oo shaaciyay shirkadda ku guuleysatay tartanka daabulka Xujeyda Soomaaliyeed 1446/2025

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga adeegga Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaaciyay shirkadda diyaaradeed ee ku guuleysatay tartanka daabulka Xujeyda…

GudahaWararka
October 2, 2024

Ecuador oo lagu dilay musharax madaxweyne iyo xaalad degdeg ah oo la soo rogay

Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Ecuador Guillermo Lasso ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo socon doonta muddo 60 maalmood…

Caalamka
August 10, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay shir ay isugu yimadeen Wasaaradaha adeegga bulshada ee heer federaal iyo heer maamul goboleed

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shir ay isugu yimaaddeen Wasaaradaha adeegga bulshada ee…

GudahaWararka
May 20, 2024

Taliye Hurdaaye “Amarka Taliyaha ciidanka xoogga na siiyay waa inaan gacanta ku dhigno Galcad iyo deegaano kale oo muhiim ah”

Muqdisho,(SONNA):- Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada ilaalo Qaranka ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihiin howlgal ay ku…

GudahaWararka
March 20, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023