Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay wehliyaan Wasiirrada Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle.
Halkan ayaa lagu shaacin doonaa natiijadda imtixaanka dugsiga sare ee Fasalka 12-aad, waxaa sidoo kale ka qabsoomi doona shirka wadatashiga arrimaha waxbarashada.