Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Tabinta Doorashooyinka oo ka furmay Baydhabo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Tabinta Doorashooyinka oo ka furmay Baydhabo
GudahaWararka

Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Tabinta Doorashooyinka oo ka furmay Baydhabo

By Dahir Aadan Cali
Last updated: August 9, 2025
2 Min Read
Share

Baydhabo,(SONNA):- Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka furtay magaaladda Baydhabo Tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka Soomaaliya oo ka qeyb galayaan 20 suxufiyiin oo kala matalaya xarumaha Warbaahinta.

Aqoon isweydaarsigani oo soconaya Mudda laba maalmood ah waxaana uu diiradda saarayaa kaalinta Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka dalka si ku dhisan dhexdhaxaadnimo iyo eex la’aan dhinacyada doorashada si waafaqsan mabaadi’ida saxaafadda iyo sharciga Doorashooyinka iyo xeernimayayaasha

Agaasimaha Xiriirka Dowlad Goboleedyadda ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska JFS mudane Cabdiraxmaan Axmed xuseen, ayaa uga mahad celiyay Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Koonfur galbeed iskuduridka tababarka iyo sida ay marwalba wadashaqaynta wanaagsan ula leeyihiin Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, isaga oo sheegay ujeedka tababarkani yahay kor u qaadista kaalinta Warbaahinta ee Tabinta Doorashooyinka Soomaaliya.

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Iyo wacyi galinta bulshada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cumar Mustafe oo furay Tababarka ayaa xubnaha wariyayaasha ah ee matalaya Warbaahinta Dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee Koofur Galbeed kula dardaarmay ka faa’iidaysiga casharada tababarka iyo dhaqan galinta waxa ay dhaxlaan khubarada bixinaysa aqoon isweydaarsiga isaga oo bogaadiyay iskaashiga Wasaaradda Warfaafinta ee heer Federaal ee kor u qaadista wacyi Warbaahinta.

Aqoon isweydaarsigani oo ah tixane looguna talo galay kor u qaadista fahamka Doorashooyinka iyo kaalinta muhiimka Warbaahinta ee suxufiyiinta Soomaaliyeed waxaa taageeray howlgalka xilliga kala guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ( UNTMIS) si loo xoojiyo Warbaahinta wax u tabisa si hufan, madax banaan oo ku dhisan dhexdhaxaadnimo

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne ย Xasan Sheekh oo kormeer shaqo ku tagay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo…

GudahaWararka
February 19, 2024

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigay dhagar-qabeyaal doonayay in ay qaraxyo soo galiyaan Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyed ee (NISA) ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabeyaal doonayay in ay qaraxyo soo galiyaan…

GudahaWararka
March 20, 2025

Shacabka magalada Baladweeyne oo ka walwalsan biyo farabadan oo ku soo wajahan

Muqdisho:(SINNA)- Shacabka magaalada Belad-weyne ee Gobolka Hiiraan ayay cabsi la soo deristay maalmihi ugu danbeeyay maadaama la gudagalay xiliga gu,ga…

Wararka
April 28, 2020

Kala shaki weyn oo ka dhex qarxay horjoogayaasha Khawaarijta iyo maleeshiyaadka ay qaldeen

Muqdisho(SONNA):-Maleeshiyada Khawaarijta ah ee gabalkoodu sii dhacayo ayaa waxa gaaray Khasaarihii ugu badnaa ee lagu gaarsiiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee…

MaqaalladaWararka
February 11, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023