Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Tabinta Doorashooyinka oo ka furmay Baydhabo
    August 9, 2025
    Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer shaqo ku tegay Deegaanka Bariire
    August 9, 2025
    Degmada Yaaqshiid oo lagu qabtay kulan lagu xoojinayo wada shaqaynta Booliiska iyo Shacabka
    August 9, 2025
    Wasiir Fiqi: ilaa dalka oo dhan laga cirib tirayo kooxaha Khawaarijta dagaalku wuu soconayaa
    August 9, 2025
    Wasiir Fiqi: in ka badan 120 ayaan ka dilay Khawaarijta
    August 8, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza
    August 8, 2025
    Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
    August 1, 2025
    Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    โ€˜Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)
    August 8, 2025
    70 ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Bariire
    August 6, 2025
    Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
    July 29, 2025
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Soomaaliya oo ka qaybgalashay shir looga hadlayay iskaashiga waddamada badaha leh iyo kuwa aan lahayn
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo ka qaybgalashay shir looga hadlayay iskaashiga waddamada badaha leh iyo kuwa aan lahayn
GudahaWararka

Soomaaliya oo ka qaybgalashay shir looga hadlayay iskaashiga waddamada badaha leh iyo kuwa aan lahayn

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 6, 2025
1 Min Read
Share

Awaza-Turkmenistan-(SONNA)-Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ka qeybgalay Shirka 3-aad ee Qaramada Midoobay ee waddamada soo koraya ee aan badda lahayn (LLDCs), kaas oo ka furmay magaalada Awaza ee dalka Turkmenistan, socon doonana 5โ€“8 Agoosto.

Shirkan heer caalami ah ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa isku xirnaanta dhanka kaabeyaasha, fududeynta isu socodka dadka iyo badeecadaha iyo kor u qaadidda iskaashiga dhanka horumarinta ee u dhexeeya wadamada aan badaha lahayn iyo kuwa badda leh.

Ujeedada guud ayaa ahayd in la xoojiyo fursadaha kobaca dhaqaale iyo horumarka waara, iyadoo la adeegsanayo iskaashi ballaaran iyo istiraatiijiyad cusub oo lagu hirgelinayo Barnaamijka Awaza ee 2024โ€“2034.

Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa shirkan uga qayb galay matalaadda Soomaaliya, isagoo muujiyey sida ay Soomaaliya uga goโ€™an tahay in ay kaalin firfircoon ka qaadato dadaallada lagu taageerayo wadamada aan badaha lahayn, isla markaana la xoojinayo xiriirka iskaashi ee gobolka iyo caalamkaba.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Tabinta Doorashooyinka oo ka furmay Baydhabo

Baydhabo,(SONNA):- Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta…

August 9, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Degmada Goldogob+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha dowlad goboleedka ย Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta waxaa…

Wararka
August 4, 2020

Dadka deegaanka Ceel-Baraf oo soo dhoweeyay furitaanka ceel-biyood iyo deeq raashin oo la gaarsiiyay

Boqolaal qoys oo ku dhaqan tuulada ganaweyne oo hoostagta deegaanka Ceel-Baraf ayaa helay deeq raashin ah oo ay soo gudbiyeen…

Gudaha
April 12, 2024

DFS oo Shirkadaha Shell/ExxonMobil oo kuleh Soomaaliya Xirmooyin Shidaal ka heshey Ijaarka Xirmooyinkaas

Muqdisho(SONNA) Kadib dadaalo badan oo ay Maxdaxda Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS ka samayeen dib u soo celinta xiriir…

SiyaasaddaWararka
October 29, 2019

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka Baarlamaannada Waddamada Islaamka+sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya , Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb-galay shirka midowga Baarlamaanadda Dowladaha…

Wararka
January 31, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023