Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Agaasimaha hay’adda socdaalka oo la kulmay madaxweynaha Booliska federaalka Jarmalka
    July 29, 2025
    Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo ka qaybgalay saxiixa heshiis ay gaareen Hormuud iyo Save the Children
    July 29, 2025
    Wasiir Alcadaala oo qaabilay lataliye sare oo ka socda safaaradda Mareykankaย 
    July 29, 2025
    Wasiirka maaliyadda oo kulan la yeeshay madaxda ururka Bangiyada dalka
    July 29, 2025
    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya
    July 29, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    July 28, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Xuska maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga oo Muqdisho lagu qabtay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xuska maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga oo Muqdisho lagu qabtay
GudahaWararka

Xuska maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga oo Muqdisho lagu qabtay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: July 28, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga Adduunka, taasoo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu xoojiyay wacyigelinta bulshada ee la xiriirta cudurka cagaarshowga, iyadoo la adkeynayo muhiimadda baaritaanka, tallaalka, iyo helitaanka adeegyada daaweynta, waxaa sidoo kale munaasabada kasoo qayb galay Senator Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle, Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Caafimaadka, masโ€™uuliyiin, xirfadlayaal Caafimaad iyo marti sharaf kale.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa muujiyay sida ay wasaaradda caafimaadka uga goโ€™an tahay la dagaallanka cagaarshowga iyo xoojinta daryeelka Caafimaad ee dalka isagoo xusay muhiimada ay leedahay wacyigalinta iyo baaritaanada xiliga hore si loo yareeyo saamayntiisa.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Agaasimaha hay’adda socdaalka oo la kulmay madaxweynaha Booliska federaalka Jarmalka

Berlin (SONNA): Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), Mudane Mustafa…

July 29, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga horumarinta adeega Bulshada Aqalka Sare oo la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada XFS

Muqdisho (SONNA) Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani'aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradda…

GudahaWararka
February 12, 2023

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo Nairobi uga qaybgalay meertada 3-aad ee garsoorka Afrika

Nairobi (SONNA): Guddoomiyaha maxkamadda sare ee JFS mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta ka qeyb-galay meertada 3-aad ee garsoorka iyo…

GudahaWararka
April 3, 2023

Soomaaliya oo 29 Sano kadib dib ugu biirtay Urur Goboleedka Bariga ee la dagaalanka Ayaxa ee loo yaqaano (DLCO-EA).

Waxaa duleedka magaalada Addisababa Bishoftu Itoobiya, kusoo gababoobay shirkiiย  64-aad Wasiirada Beeraha Bariga Africa eeย ย  ee Ururka Bariga Africa ee…

Wararka
October 11, 2019

Wadahadalladii Biyo xireenka Wabiga Niil oo fashilmay

Muqdisho(SONNA):-Wadaxaajoodkii Biyo xireenka Al-Nahda ee u dhaxeysa dalalka, Masar, Suudaan iyo Itoobiya, kana socday Congo, ayaa ku dhammaaday fashil sida…

CaalamkaWararka
April 7, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023