Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xuska maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga oo Muqdisho lagu qabtay
    July 28, 2025
    Dowladda oo dib u soo celinaysa Somali Airlines
    July 28, 2025
    Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qaybgalay shirka kooxda xiriirka Soomaaliya ee OIC
    July 28, 2025
    “Soomaaliya waxay xal u noqon kartaa cuno yarida” madaxweyne Xasan Sheekh 
    July 28, 2025
    Wasaaradda isgaarsiinta oo hawlgalgalisay adeegii Boostada muddo dheer ka dib
    July 28, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    July 28, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kawada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kawada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal 
GudahaWararka

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kawada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal 

By Abdulkadir
Last updated: July 28, 2025
1 Min Read
Share

Doha(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa fiidnimadii caawa kula kulmay magaalada Dooxa, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane Waleed bin Abdulkarim bin Mohamed El-Khereiji, oo ka qeybgalaya Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka, laguna ballaarin karo iskaashi dhinacyo kala duwan leh.

Intii kulanka lagu gudo-jiray, ayaa labada dhinac waxa ay is-dhaafsadeen aragtiyo la xiriira xaaladihii ugu dambeeyay ee heer gobol iyo heer caalami ee muhiimad wadaagga ah leh.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xuska maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam…

July 28, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya oo gashay kaalmaha ugu horeya tartanka ciyaarta oradka

Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya ayaa kamid noqotay 10-Wadan ee kaalmaha ugu horeya ka galay tartanka ciyaarta  oradada (Olympic) oo lagu qabatay Dalka Japan…

GudahaWararka
August 3, 2021

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo cunnada iyo nafaqada

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay shirwaynaha cuntada iyo nafaqada…

GudahaWararka
September 11, 2023

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuumad Luul Jeeylaani Cali

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala,…

GudahaWararka
December 31, 2024

Malleeshiyada Al-shabaab oo jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay Buuraleyda Galgala

Boosaaso-(SONNA)-Dowlad goboleedka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maleeshiyad Al-shabaab iyo ciidanka…

WararkaWargayska
August 22, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023