Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka shaqada oo shir caalami ah uga qaybgalay Algeria
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka shaqada oo shir caalami ah uga qaybgalay Algeria
GudahaWararka

Wasiirka shaqada oo shir caalami ah uga qaybgalay Algeria

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: June 25, 2025
2 Min Read
Share

Algiers (SONNA): Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Yusuf Mohamed ayaa ka qayb galay Madasha Afaraad ee Carabta ee Sinaanta (4th Arab Forum for Equality), oo lagu qabtay magaalada Algiers ee dalka Algeria.

Madashan oo socon doonto muddo laba maalmood ah ayaa diiradda lagu saarayaa doorka sinaanta bulshada ee la xiriira arrimaha shaqada, adeegyada bulshada, iyo ilaalinta dadka nugul, iyada oo laga eegayo saameynta ay xasaradaha siyaasadeed iyo colaadaha joogtada ahi ku yeeshaan sinnaan laโ€™aanta dalalka Carabta.

Wasiir Yuusuf ayaa ka qaybgalay dood cilmiyeed heer sare ah oo cinwaankeedu yahay (Innovative Solutions for Social Protection). Wuxuu sharaxaad ka bixiyay xaaladda dalka Soomaaliya, gaar ahaan horumarka laga sameeyay kor u qaadista xuquuqda dadka nugul iyadoo hormarisay siyaasada diiwaanka midaysan ee (Unified Social Registry and Social Protection Delivery System), iyo dadaallada lagu yareynayo sinaan laโ€™aanta bulshada. Wuxuu xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaadday tallaabooyin la taaban karo oo ay ka mid yihiin hirgelinta siyaasado ay bulshada u siman tahay iyo xoojinta helitaanka adeegyada shaqo ee loo dhan yahay.

Madasha 4-aad ee Sinaanta waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Shaqada ee dalka Algeria iyo Guddiga Horumarinta Bulshada iyo dhaqaalaha ee Galbeedka Aasiya (Economic and Social Commission for Western Asia Committee), waxaana ka soo qeyb galay madax sare oo ka kala socday dalalka Carabta, khubaro, hayโ€™adaha caalamiga ah iyo daneeyayaal kala duwan.

Ka qeyb galka Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya ayaa muujinaya sida Soomaaliya uga goโ€™an tahay ka qayb qaadashada doodaha heer caalami ee ku saabsan horumarinta bulshada, caddaaladda iyo sinnaanta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Khawaarijtaย oo horjoogayaal iyo maleeshiyaad ku dhow 30 looga dilay gobolka Hiiraan

Muqdisho-(SONNA):-Ciidamada Qaranka iyo kuwa Deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa maanta Khawaarijta ku jebiyey weerar ay ka soo qaadeen seddax jiho,…

GudahaWararka
May 2, 2025

Dab-damiska Dowladda Hoose ee Xamar oo ku howlan daminta Dab ka kacay Black sea

Muqdishp(SONNA)--Waaxda Dab damiska ee dowlada Hoose ee Xamar ayaa ku howlan daminta dab ka kacay isgooyska Black Sea ee ku…

WararkaWargayska
March 2, 2020

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 10 May, 2023 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Dowladda…

Wararka
May 10, 2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliyaย 

Muqdisho(SONNA) : - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka…

GudahaWararka
March 3, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023