Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Amniga oo furay kulan looga hadlayo horumarinta booliska
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Amniga oo furay kulan looga hadlayo horumarinta booliska
GudahaWararka

Wasiirka Amniga oo furay kulan looga hadlayo horumarinta booliska

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 17, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Amniga Gudaha ee dowladda Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Wakiilka Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Lionel Laurens, ayaa maanta si wadajir ah u guddoomiyay kulanka Guddiga Hagista ee Barnaamijka Booliiska Wadajirka ah Marxaladdiisa Labaad (JPP II) oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulankan heerkiisu sarreeyo ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin sare oo ka kala socday dowlad goboleedyada, Taliye Ku-xigeenka Booliiska Federaalka, wakiillo ka socday Midowga Yurub (EU), Boqortooyada Ingiriiska (UK), howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), khubaro ku takhasustay dib-u-habaynta booliiska iyo saaxiibbo caalami ah oo muhiim ah.

Barnaamijka Booliiska Wadajirka ah oo ay maalgelinayaan Midowga Yurub iyo Safaaradda UK ee muqdisho ayaa ah hindise muhiim ah oo lagu dhisayo booliis xirfad leh, bulshada u adeegaya, kuna dhisan mabaadi’da sinnaanta iyo ka-qaybgalka bulshada, gaar ahaan haweenka.

Barnaamijkan ayaa sidoo kale xoogga saaraya kor u qaadidda adeegyada amniga iyo xoojinta sharciga dalka.

Ugu dambayn, guddiga hagista ayaa si rasmi ah u ansixiyay qorshaha shaqo iyo miisaaniyadda la cusbooneysiiyay ee sanadka 2025, taasoo astaan u ah horumar weyn oo laga gaaray dedaallada qaran ee lagu xoojinayo hay’adaha amniga, iyadoo la adeegsanayo taageero isku-dhafan oo heer federaal iyo caalami ah.

Barnaamijka JPP ayaa weli ah tiir muhiim u ah dib-u-habaynta hay’adaha amniga ee Soomaaliya, waxaana uu si buuxda ula jaanqaadayaa himillooyinka qaran ee xasilloonida, wada-shaqeynta federaalka iyo dhismaha nabad waarta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxda Warfaafinta XFS oo ka mahadceliyay waxqabadka Turkiye ee dhinaca warbaahinta Soomaaliya

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’ud Aweys ayaa u mahad celiyay dowladda Tukiye oo dadaal xoogan u gashay sidii loo horumarin…

Gudaha
May 5, 2023

Gudoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay madaxa Islamic Relief ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Gudoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kula kulmay xafiiskiisa madaxa Islamic Relief Somalia mudane…

GudahaWararka
May 21, 2025

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya

Muqdiaho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee…

Wararka
April 16, 2023

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray magaalada Samareeb “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha…

Wararka
February 2, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023