Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Shirka gogosha wada-tashiga Qaran oo galay maalinta labaad
    June 17, 2025
    Dowladda oo sheegtay in la dilay mid ka mid ah horjoogayaashii ugu khatarsanaa khawaarijta
    June 17, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dhameystirka dastuurka waa horutabin Qaran”
    June 17, 2025
    Wasaaradda kaluumaysiga oo heshiis horumarineed la gaartay shirkadda OYAK ee Turkiga
    June 16, 2025
    Guddiga qabanqaabada xuska maalmaha xoriyadda oo diyaar garow ku jira
    June 16, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiirka ganacsiga oo kulan la yeeshay danjiraha Sucuudiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka ganacsiga oo kulan la yeeshay danjiraha Sucuudiga
GudahaWararka

Wasiirka ganacsiga oo kulan la yeeshay danjiraha Sucuudiga

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: June 16, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Ganacsiga dowladda FS Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya Axmed Bin Maxamed Al-Mawliid oo ka dhacay safaaradda Sucuudiga ee Muqdisho.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ganacsi iyo maalgashi ee labada dal sidoo kale waxa ay ka wada hadleen kordhinta dhoofinta xoolaha iyo waxsoo saarka Soomaaliya.

Soo jiidashada maalgelinta Sucuudiga ee kaabayaasha dhaqaalaha, fududeynta fiisooyinka ganacsatada iyo xiriirka ganacsiga labada dhinac ayaa sidoo kale kulanka lagu gorfeeyay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Shirka gogosha wada-tashiga Qaran oo galay maalinta labaad

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in wada tashiga uu ka mid…

June 17, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Gobolka Banaadir oo afur u sameeyay Ra’iisul waasaraha dalka iyo xubnaha labada Aqal ee BFS

Muqdisho-(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar Munaasabad Afur mahadnaqah ugu sameeyay xubnaha Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka…

GudahaWararka
April 2, 2024

Naadiga  Caalamiga ah ee dhalinyarada Islaamka oo gargaar gaarsiiyay dadka  uu saameeyay COVID19

MUQDISHU-SONNA-Xafiiska Naadiga  Caalamiga ah ee dhalinyarada Islaamka ee Soomaaliya ayaa gargaar raashin ah u qaybiyay qoysas danyar ah oo ku…

GudahaWararka
September 5, 2020

Ciidanka xoogga dalka oo gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ay saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen gobolka Shabeellada hoose waxay ku soo qabteen xubno…

GudahaWararka
July 3, 2024

Wasiir Khadiija Al-makhzoumi oo kulan la yeelatay Iskuduwaha Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah…

Wararka
March 6, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023