Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay xukuumadda Sacuudiga ku meelmarisay heshiiska labada dal ee la dagaalanka Argagixisada iyo maalgelinteeda.

Muqdisho(SONNA):-Waxa maalintii labaad ka socda Hoolka Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho Shirweynaha Labaad ee Hay’adda…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…