Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidamada Macawisleyda ee Muqdisho lagu daweynayo
    May 19, 2025
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay xuska maalinta dhalinyarada Turkiga
    May 19, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeer dhiirrigelin ah ku tagay deegaanka Wargaadhi
    May 19, 2025
    Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya
    May 19, 2025
    Wasiirka caafimaadka oo ka qaybgalay shirweynaha 78-aad ee caafimaadka adduunka
    May 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
    Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM
    May 16, 2025
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladdaย oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda ooย casho sharafย  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Wasiirka caafimaadka oo ka qaybgalay shirweynaha 78-aad ee caafimaadka adduunka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka caafimaadka oo ka qaybgalay shirweynaha 78-aad ee caafimaadka adduunka
GudahaWararka

Wasiirka caafimaadka oo ka qaybgalay shirweynaha 78-aad ee caafimaadka adduunka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: May 19, 2025
1 Min Read
Share

Geneva (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 78-aad ee Caafimaadka Adduunka, oo si rasmi ah uga furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Wasiirka waxaa safarkiisa ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka XFS, Dr. Guuleed Cabdijaaliil, Agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka iyagoo matalaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kana qayb qaadanaya doodaha iyo goโ€™aamada muhiimka ah ee shirka.

Shirweynahan oo sanad walba ay isugu yimaadaan madaxda Caafimaadka ee caalamka ayaa sanadkan diiradda saaraya horumarinta nidaamyada daryeelka Caafimaadka, xoojinta iskaashiga caalamiga ah iyo diyaarinta istaraatiijiyado lagu wajahayo caqabadaha Caafimaad ee dunida ka jira.

Wasaaradda Caafimaadka XFS waxaa ka goโ€™an in ay sii waddo ka shaqeynta horumarinta adeegyada Caafimaadka dalka iyo ka qeyb qaadashada madalaha Caalamiga ah ee lagu hormarinayo Caafimaadka guud ahaan ee dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday ciidamada Macawisleyda ee Muqdisho lagu daweynayo

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan…

May 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo dhaweeyay wafdiga ururka mideynta Community Services

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda wafdi ka…

GudahaWararka
October 30, 2024

Ra’iisul wasaaraha XFS oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamarreeb,(SONNA):-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Dhuusamareeb. Madaxweynaha Dowlad gobolleedka…

GudahaWararka
August 26, 2023

Xukunka Askari 19 sano ka tirsanaa Ciidanka laguna helay Falal Argagaxisanimo

Muqdisho(SONNA):-Kormeere Koowaad dowladda hoose Daahir Cali Cabdi Amiin (Garboole) oo ka tirsan Ciidanka minishiibiyada ee degmadda Afgooye, ayaa loo soo…

GudahaWararka
March 24, 2024

Wasiirka deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS oo la kulantay wasiirka arrimaha dibadda Finland

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwoย  Khadiijo Maxamed Almakhzoumi oo safar shaqo ku joogta dalka…

GudahaWararka
February 1, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023