Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiiro tirsan dowladda oo sagootiyey gabdho mataano ah oo isku dhagan oo caafimaad loo diray
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiiro tirsan dowladda oo sagootiyey gabdho mataano ah oo isku dhagan oo caafimaad loo diray
GudahaWararka

Wasiiro tirsan dowladda oo sagootiyey gabdho mataano ah oo isku dhagan oo caafimaad loo diray

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: May 6, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Qoyska iyo hormarinta Xuquuqul insaanka Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi, kuxigeenka Safiirka Sacuudiga ah ee Soomaaliya Amb Maxamed Al-mudeyri iyo Agaasimaha Guud Ururka Iskaashiga Islaamka IOC Maxamed Bamba ayaa maanta Muqdisho ka sagootiyay gabdho mataano ah oo isaga dhagan xubinta kaadi heysta.

Gabdhahan mataanahan ah oo 3 bilood jir ah ayaa waxaa daryeelkooda Caafimaad fududeeyo Hayโ€™adda gargaarka ee Boqor Salmaan oo wakiill ka ah dowladda Sacuudiga, kuwaas oo qaliin loogu sameeyn doono dalka Sucuudiga.

Raxmo Fiqi Sayid iyo Ramlo Fiqi Sayid waa mataano 3-billood kahor waxay ku dhashay isbitaalka Somali Sudane oo ka mid ah cisbitaalada Muqdisho, kuwaas oo ay maanta hay’adda gargaarka Boqor Salmaan u qaaday Dalka Sucuudiga.

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa dowladda Boqortooyada Sucuudiga iyo hay’adda Boqor Salmaan uga mahadceliyey daryeelka caafimaad ee dalka Sacuudiga loogu qaadayo mataanahan, isagoo u rajeeyay in lagu guuleysto qaliinkooda.

โ€œMaanta halkaan waxaan u joognaa inaan ka sagootinno gabdho mataano ah oo ku dhashay iyaga oo isku dhagan, si loogu qaado dalka dibaddiisa looguna sameeyo qalliin lagu kala saarayo. Waxaan u mahadcelinayaa Dowladda Sacuudi Carabiya oo bixisay deeqdan caafimaadโ€ ayuu yiri Wasiirka caafimaadka XFS, Mudane Cali Xaaji.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinka Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa sidoo kale Dowladda Sacuudiga ugu mahadcelisay fududeynta qarashka ku baxaya qaliinka mataanahan.

Ku xigeenkia Safiirka Boqortooyada Sucuudiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ambassador Mohammed Al-Budeiri ayaa dhankiisa sheegay in dowladda Sacuudiga garab walaalnimo u tahay Soomaaliya loona diyaariyey mataanahan dhaqaatiir heer-sare, isagoo u rajeeyay inay dalkooda ku soo laabtaan iyaga oo caafimaad Qabo.

Hay’adda gargaarka ee Boqor Salmaan oo wakiill ka ah dowladda Sacuudiga ayaa sidaan oo kale horay daryeel caafimaad u fidiyay muwaadin Soomaaliyeed kuwaas oo dalka wax looga qaban waayay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Markabka Sahaminta Shidaalka Soomaaliya oo maanta Turkiye ka soo shiraacday

Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip ErdoฤŸan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka…

GudahaWararka
October 5, 2024

Maxkamadda ciidamada oo toogasho ku xukuntay askari dil ka gaystay degmadda Xarardheere

Muqdisho, (SONNA): Dable Xoogga Maxamud Cabdulle Geesood โ€œAJโ€ oo ka tirsan Guutada 7-aad ee XDS, ayaa loo soo xiray dil…

GudahaWararka
September 19, 2024

Wasiirka amniga XFS oo Muqdisho ka furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano ee hay’adda socdaalka Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta Muqdisho ka furay shirka…

GudahaWararka
June 12, 2024

Wasiirka Howlaha Guud oo Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socda USAID

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo ay weheliyeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha…

GudahaWararka
October 13, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023