Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐—๐ข๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎโ€™๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐… ๐ข๐ฒ๐จ ๐ankiga ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐†๐š๐›๐š-๐†๐š๐›๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐—๐ข๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎโ€™๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐… ๐ข๐ฒ๐จ ๐ankiga ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐†๐š๐›๐š-๐†๐š๐›๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ.
GudahaWararka

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐—๐ข๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎโ€™๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐… ๐ข๐ฒ๐จ ๐ankiga ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐†๐š๐›๐š-๐†๐š๐›๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ.

By Abdulkadir
Last updated: April 27, 2025
1 Min Read
Share

Washington(SONNA);-Waxaa magaalada Washington DC si guul ah ugu soo gabagaboobay shirkii sadanlaha ahaa ee xiliga (Guโ€™ga) ee IMF iyo Bangiga Adduunka, shirkaas oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayay oo Dowladda Soomaaliya ku matalayay shirkaas.

Joogiyaankii Wafdiga Dowladda Soomaaliya ee Washington waxaa u suuro gashay in ay ka qeyb galaan dhammaan fadhiyadii loo dhamaa ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Sidoo kale waxaa si guul ah ku soo dhamaaday Wada-hadalo ku dhawaad 6 Dowladood oo muhiim u ahaa hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa sidoo kale intii uu ku sugnaa Washington waxaa uu si rasmi ah ula soo wareegay xilka Guddoonka Wasiirada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Geeska Afrika oo Soomaaliya ay hoggaamin doonto 2-da sano ee soo socota.

Magaca Dowladda Soomaaliya, waxa uu mudnaan gaar ah ku leeyahay marka la joogo shirarka IMF iyo Bangiga Adduunka, iyadoo hayโ€™adaha ka shaqeeyo dhaqaalaha Adduunka ay Dowladda Soomaaliya u aqoonsan yihiin dal ku dayasho mudan marko loo eego waddadii laga soo maray hannaankii deyn cafinta iyo habka dib-u-habeynta Maaliyadda oo horumar balaaran laga sameeyay 3-dii Sano ee la soo dhaafay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Agaasimaha SOMINVEST ee Soomaaliya oo la kulmay Hayโ€™adda Maalgelinta Tooska ah ee Kuwait

Kuwait, (SONNA):- Agaasimaha Xafiiska Dhirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (MoPIED), Maxamed Dubo, ayaa maanta…

GudahaWararka
January 9, 2025

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaanshigga XFS oo tegay Awdheegle

Muqdisho,(SONNA):- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf…

GudahaWararka
October 18, 2025

Saraakiil ka tirsan Ciidamada oo ku baaqay in khawaarijta ay ka faaโ€™ideystaan cafiska dowladda

Masโ€™uuliyinta Ciidamada Dowladda ee ku sugan deegaanka Hilowle gab oo dhaca xadka sh/dhexe iyo Gaalgaduud,ayaa ku baaqay in kooxaha khawaarijta…

Gudaha
January 7, 2023

Tababar aqoon-kororsi ah oo loo soo xiray haweenka Gobolka Hiiraan

aamulka gobolka Hiiraan,gaar ahaan kan Degmada ee Magaalada Baladweyn ย ayaa tababar aqoon-kororsi ah oo kor loogo qaadayo kobcinta doorka Haweenka…

Gudaha
October 4, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023