Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar
    December 19, 2025
    Ciidanka Boliiska oo isu diyaariyay Xuska 82-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka
    December 19, 2025
    Wasiirka Ganacsiga XFS oo ka qayb galay xuska 65-aad ee Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha
    December 19, 2025
    Saraakiil ka tirsan dowladda oo guddoomay abaalmarin loogu talagalay shaqo wanaagga
    December 19, 2025
    Wasiirka gaashaandhigga XFS oo si rasmi ah hoggaanka Hayโ€™adaha Siyaasadda Ciidanka Heeganka Afrikada Bari ugu wareejiyey Uganda
    December 18, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhiirageliyay Daljireyaal nolosha ku soo qabtay Khawaarij
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhiirageliyay Daljireyaal nolosha ku soo qabtay Khawaarij
GudahaWararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhiirageliyay Daljireyaal nolosha ku soo qabtay Khawaarij

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 12, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ku sugan difaaca ugu dambeeyay ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo hoggaamiyeyaasha xaq-u-dirirka deegaanka.

Madaxweynaha ayaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee ku sugan furinta waxa uu la wadaagay hambalyo ku aadan maalintooda. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa u wakiishay Wasiirka Amniga inuu goobta ku guddoonsiiyo abaalmarin lacageed oo dhan $2,000 askar ka mid ah ciidanka muuqdo ee Hayโ€™adda Nabad-sugida iyo sirdoonka qaranka iyo xubin ka mid ah xaq-u-dirirka deeganka oo lagu abaalmariyey qori AK-47.
Daljirayaashan, ayaa deegaan ay ku sugnaayeen Khawaarijta waxa ay kasoo qabteen khawaarij nool oo ay kusoo wareejiyeen Hayโ€™addaha ku shaqadda leh.
โ€œCiidamada Qalabka Sida iyo Xaq-u-dirirka deegaanka waxaan ku garab taaganahay in laga adkaado Khawaarijta.โ€

Ugu dambeyn, madaxweyne Guudlaawe, ayaa kula dardaarmay in la dardargeliyo howlgalka dabar-goynta Khawaarijta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar

Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo masโ€™uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha ciidanka Dhulka oo gaaray deeeganka Biya-cadde ee gobalka Shabeelaha dhexe

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin kale ayaa gaaray deeeganka biyacadde…

GudahaWararka
October 2, 2023

Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka

Muqdisho, (SONNA) Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan…

GudahaWararka
April 23, 2025

Agaasime Bashiir Moallim โ€œWaxaa Dhiiro-gelin Iyo bogaadin mudan Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhiiratay Maal-gashiga Iyo Iibsiga Diyaaradaha

Muqdisho(SONNA):-Run ahaant Maalgashiga Aviation -ka Garoomada Dalka Iyo Gaadiidka Hawada waxay ka dhigan tahay horumar weyn oo uu Dalkeenna ku…

GudahaWararka
June 30, 2024

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo Muqdisho kusoo dhoweeyay dhiggiisa dalka Ireland+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda XFS Maxamed Cabdirisaaq ayaa waxay Muqdisho kusoo…

GudahaWararkaWargayska
July 22, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023