Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Laamaha Amniga Muqdisho oo soo saaray warsaxaafadeed
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qeyb galay munaasabadda shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad
    August 14, 2025
    Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay qodobbo khuseeya horumarka dadka iyo dalka
    August 14, 2025
    Sadex kamid ah maleeshiyaadka khawaarijta oo saaka lagu fuliyay dil toogasho ah
    August 14, 2025
    R/W Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Koonfur Afrika
    August 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza
    August 8, 2025
    Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
    August 1, 2025
    Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
    โ€˜Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)
    August 8, 2025
    70 ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Bariire
    August 6, 2025
    Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
    July 29, 2025
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    August 1, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qaybgalay shir ku saabsan doorka QM ee wadajirka caalamiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qaybgalay shir ku saabsan doorka QM ee wadajirka caalamiga
GudahaWararka

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qaybgalay shir ku saabsan doorka QM ee wadajirka caalamiga

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: March 25, 2025
3 Min Read
Share

Beijing (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Marwo Hodan Osman Abdi, ayaa si rasmi ah uga qayb qaadatay shir caalami ah oo lagu qabtay magaalada Beijing, kuna saabsanaa xoojinta doorka Qaramada Midoobay (UN) iyo horumarinta nidaamka multilateralism-ka (wadajir-dhawrka caalamiga ah). Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Shiinaha ayaa waxaa ka qaybgalay madax sare oo ka socday waddamada xubnaha ka ah UN-ka, khubaro caalami ah, iyo masโ€™uuliyiin ka kala yimid hayโ€™adaha muhiimka ah ee caalamka.

Shirka waxaa si rasmi ah u furay masโ€™uuliyiin uu ka mid yahay Wazir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha Mudane Miao Deyu, iyadoo sidoo kale madasha ay ka hadleen Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Guy Ryder, iyo diblomaasiyiin badan oo metelayay dowlado iyo hayโ€™ado kala duwan.

Safiir Hodan Osman Abdi ayaa ka mid ahayd diblomaasiyiinta madasha ka jeediyay hadallo muhiim ah.

Waxaa ay si cad u muujisay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda u taageersan tahay doorka Qaramada Midoobay iyo horumarinta wadajirka caalamiga, iyadoo ay Soomaaliya aragto in xoojinta nidaamka UN-ku uu fure u yahay nabad waarta iyo horumar loo dhan yahay, waxayna si gaar ah diiradda u saartay:

1. Baahida loo qabo iskaashi dhab ah oo lagu wajaho caqabadaha caalamiga โ€“ iyadoo ku boorrisay in xal waara lagu gaari karo keliya marka laga wada shaqeeyo si hufan oo kalsooni ku dhisan.

2. Doorka UN-ka ee horumarinta nabadda iyo xasilloonida โ€“ iyadoo xustay in Qaramada Midoobay ay tahay hayโ€™ad muhiim u ah dheelitirka danaha caalamka.

3. Aragtida Soomaaliya โ€“ iyadoo caddeysay sida ay Soomaaliya uga goโ€™an tahay taageeridda nidaamka Qaramada Midoobay iyo doorkeeda diblomaasiyadeed ee lagu xoojinayo xiriirka dalalka caalamka.

โ€œWaxaan rumeysanahay in iskaashi waxtar leh oo ku saleysan qiyamka ay UN-ku taagan tahay uu yahay furaha xal u helidda caqabadaha dunida ka taagan,โ€ ayey tiri Safiir Hodan Osman Abdi, iyadoo ka hadleysay doorka muhiimka ah ee ay Soomaaliya diyaar u tahay inay ka qaadato isbeddelka caalamiga.

Shirkan ayaa loo arkay mid muhiim u ah dadaallada ay Shiinuhu ku xoojinayso doorka Qaramada Midoobay, gaar ahaan xilligan ay dunidu wajahayo isbeddello siyaasadeed, khilaafaad hubeysan, iyo caqabado hor leh oo xagga ammaanka, horumarka, iyo isbedelka cimilada ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Laamaha Amniga Muqdisho oo soo saaray warsaxaafadeed

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Amniga ee Caasimadda Muqdisho ayaa saaka aroortii hore howlgal isugu jira xaqiijinta amniga iyo…

August 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda oo la kulmay maamulayaasha Isbitaalada qaarkood

Muqdisho (SONNA): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda maaliyadda dowladda FS ahna ku simaha wasiirka mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange iyo agaasimaha guud…

GudahaWararka
August 27, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Deg Deg ah la qaatay Laammaha Amniga

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laammaha Amniga…

GudahaWararka
August 3, 2024

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagey wasaaradda maaliyadda maamulkaasi “Sawirro”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka Duulaya ka miro dhalka Wax ka ogaanshiyaha…

Wararka
August 25, 2020

Madaxwayne Qoorqoor oo saxiixay shuruuc Baarlamaanka Galmudug meelmariyay

Galmudug-(SONNA)- Munaasabaddaan oo ka qabsoontay madaxtooyada Galmudug ayaa mudane Maxamed Cabdi Kaariye Madaxweynaha Galmudug waxa uu ku saxiixay xeerar muhiim…

GudahaWararka
November 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023