Muqdisho (SONNA): Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo arrimaha dib u heshiisiinta dowladda FS ayaa ka hadashay ahmiyadda uu leeyahay Kaarka aqoonsiga Qaranka oo qaadashadiisu ay ka socoto caasimadda iyo gobollada dalka.

Qaar kamid ah masโuuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…
Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…