Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo ka Qaybgalay Shirkii Taliyayaasha Ciidamada Dhulka Afrika oo diiradda lagu Saaray Tiknoolajiyadda Casriga.
    March 27, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee  Dowladda Federaalka Soomaaliya
    March 27, 2026
    Xulka K/Cagta Qaranka oo galabta la kulmaya dhiggooda Mauritius
    March 27, 2026
    “Haa waan joojin karnaa” halkudhigga xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida
    March 27, 2026
    Wasiirka Ganacsiga XFS oo Ka qaybgalay Shirweynaha 14aad ee Ururka Ganacsiga Adduunka.
    March 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Agaasimaha cusub ee wasaaradda isgaarsiinta oo xilka la wareegay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Agaasimaha cusub ee wasaaradda isgaarsiinta oo xilka la wareegay
GudahaWararka

Agaasimaha cusub ee wasaaradda isgaarsiinta oo xilka la wareegay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: March 12, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, Mudane Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin Soomaali, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyey Agaasimihii hore ee wasaaradda mudane Cabdicasiis Duwane Isxaaq, iyo Agaasimaha Cusub mudane Faarax Cabdinuur Axmed, munaasabad ka dhacday xarunta wasaaradda.

Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay agaasime waaxeedyada, lataliyeyaal iyo qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda, kuwaas oo ka markhaati kacay dadaalkii iyo hoggaamintii Agaasimihii hore.

Agaasimaha cusub oo goobta ka hadlay ayaa ballan qaaday inuu sii amba qaadi doono howlaha horu-tabinta uleh wasaaradda, si loo gaaro wax qabad la taaban karo.

Wasiir Maxamed Soomaali, ayaa ammaan ballaaran u jeediyey agaasimaha xilka banneeyay mudane Cabdicasiis Duwane Isxaaq, isagoo ku sifeeyay in uu a soo qabtay shaqo mug leh intii uu xilka hayey. Wasiirka ayaa uga mahadceliyey dedaalkii uu geliyey horumarinta wasaaradda, isagoo xusay in dadaalkiisa iyo hoggaamintiisa ay wax badan ka beddeleen habsami u socodka shaqada.

Dhanka kale, Wasiirka wasaaradda waxa uu dardaaran u jeediyey Agaasimaha Cusub ee wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Faarax Cabdinuur Axmed, isagoo kula dardaarmay in uu si hagar la’aan ah u guto waajibaadka loo igmaday, korna u qaado tayada shaqada wasaaradda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo ka Qaybgalay Shirkii Taliyayaasha Ciidamada Dhulka Afrika oo diiradda lagu Saaray Tiknoolajiyadda Casriga.

Muqdisho-SONNA- Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar ayaa magaalada Rome…

March 27, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul Wasaare Xamse “Waxaan rajeyneynaa Soomaaliya oo ka xarowday deyn, Al-shabaab iyo xasillooni darro siyaasadeed”

Muqdisho (SONNA) Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay Munaasabad Af-fur ah oo lagu maamuusayey sannad-guuradii koowaad…

GudahaWararka
April 1, 2023

Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore oo ka qeyb galay lagu taageerayay dhammeystirka dastuurka

Muqdisho.(SONNA):- Kulan looga hadlayay geedi-socodka dhammeystirka iyo kaabista Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo ay soo qaban…

GudahaWararka
March 23, 2024

Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo bilowday hirgalintiisa Nidaamka Mideysan ee Dad dhigista Fadaraalka Soomaaliya

Gaalkacyo (SONNA) - Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa si rasmi ah uga daah furay Nidaamka Mideysan ee dad…

Wararka
November 1, 2024

Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay hindise sharciyeed la xiriiray badqabka nidaamka komputerada ee Soomaaliya

Muqdisho.SONNA…Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta ansixiyey hindise sharciyeed ku saabsan badqabka sirta iyo amniga ee nidaamka komputerada Soomaaliya.…

Gudaha
August 21, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023