Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Qorsheynta oo Muqdisho ku qabatay kulan lagu xoojinayo gurmadka Abaaraha 
    December 2, 2025
    Wasiirka arrimaha dibadda oo Muqdisho ka furay madasha maalgashiga iyo bandhigga Qurbe-joogta
    December 2, 2025
    Ururada siyaasadeed oo olole doorasho ka wada Muqdisho
    December 2, 2025
    Wasiir Fiqi oo ka qaybgalay Bandhigga 4-aad ee difaaca Masar (EDEX 2025)
    December 2, 2025
    Safiir Jabriil oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Isgarab-Istaaga Shacabka Falastiin
    December 2, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Batroolka XFS oo shir muhiim ah kaga qeybgalay Tansaaniya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Batroolka XFS oo shir muhiim ah kaga qeybgalay Tansaaniya
GudahaWararka

Wasiirka Batroolka XFS oo shir muhiim ah kaga qeybgalay Tansaaniya

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 6, 2025
2 Min Read
Share

Dar es Salaam-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa ka qeybgalay carwada 11-aad ee shidaalka waddamada ku bahoobay ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika, oo lagu qabtay magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania.

Wafdiga waxaa sidoo kale ka mid ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Xaashi Carrabeey, waxaana goobjoog ka ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya Tanzania iyo ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika EAC, Mudane Ilyas Cali Xasan.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kheyraadka shidaalka iyo iskaashiga dhinaca tamarta ee waddamada Bariga Afrika, iyada oo xoogga lagu saarayo xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo waddamada gobolka, gaar ahaan dhinacyada horumarinta iyo maalgashiga Kheyraadka dabiiciga ah sida shidaalka iyo macdanta.

Wasiir Daahir Shire Maxamed ayaa la wadaagay ka qeybgalayaasha shirka fursadaha iyo caqabadaha maalgashiga shidaalka ee Soomaaliya.

Wasiirka ayaa carrabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay leedahay fursado badan oo dhinaca tamarta ah, kuwaas oo u baahan maalgelin iyo iskaashi caalami ah si loo horumariyo.

Shirkan oo halku-dhiggiisu ahaa “Furitaanka Maalgelinta Shidaalka iyo Gaaska Mustaqbalka” ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray sidii waddamada ku bahoobay ururka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika bulshada ay u abuuri lahaayeen iskaashi adag oo ku saabsan shidaalka iyo gaaska, iyadoo la is-dhaafsanayo waayo-aragnimo iyo aqoon kororsi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasaaradda Qorsheynta oo Muqdisho ku qabatay kulan lagu xoojinayo gurmadka Abaaraha 

Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta qabatay kulan muhiim ah…

December 2, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha JFS oo Ganacsatada ku Bogaadiyay sida ay uga go’antahay hirgalinta Mashruuca Muqdishada Cusub

Muqdisho, SONNA:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa casho sharaf la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku…

GudahaWararka
December 21, 2024

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo dib u bilaabeysa Bixinta Baasaboorka.

Muqdisho(SONNA)--Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in maalinta Axadda ah ee…

WararkaWargayska
July 11, 2020

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in kaalmo samafal la gaarsiinayo gobolka Gedo

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhawaan ka dhacay gobolka Gedo,…

GudahaWararka
August 12, 2025

Akhriso:- Waxqabadka DFS ee Warbixinta Toddobaadlaha

Muqdisho (SONNA):-Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Warbixinta Toddobaadlaha halka hoose ka akhriso 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh…

GudahaWararka
March 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023