Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐งn๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š, ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญay ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐งn๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š, ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญay ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ
GudahaWararka

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐งn๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š, ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญay ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ

By Abdulkadir
Last updated: February 23, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan barnaamijka Caafimaadka Mideysan (One Health), waxaa ka soo qaybgalay xubno ka socday wasaaradaha kala duwan ee hirgelinta hanaanka Caafimaadka Midaysan, oo ay ka mid yihiin Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha, Beeraha iyo Deegaanka. Sidoo kale, waxaa ka qeyb galay xubno ka socday heyโ€™adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah sida FAO, WHO, iyo wakiillo ka tirsan jaamacadaha dalka.

Kulankan, oo magac loogu bixiyay “Seminaarka Aragtida Mustaqbalka” (Visioning Workshop), ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyay sidii loo hirgelin lahaa qorshaha One Health iyo yoolalka caafimaad ee dalka. Waxaa sidoo kale la sameeyay Hordhac Tijaabo ee Qorshaha Istaraatiijiga ah ee One Health, si loo xaqiijiyo in qorshuhu uu waafaqsanyahay baahida caafimaad ee dalka iyo deegaanka.

Falanqeyn dheeri ah ayaa lagu sameeyay fursadaha jira, caqabadaha taagan, iyo khataraha la xiriira hirgelinta qorshaha Caafimaadka Midaysan ee dalka ee muddada 2025-2029.

Kulankan ayaa ahaa mid hordhac u ah kulamo ballaaran oo lagu soo bandhigi doono qorshaha rasmiga ah ee dalka, kaas oo ku saleysan horumarinta Caafimaadka guud ee dalka, si bulshada Soomaaliyeed ay u helaan adeegyo Caafimaad oo dhamaystiran oo laga heli karo meelkasta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safiir ku-xigeenka JFS ee Shiinaha oo ka qeyb galay shir caalami ah

Beijing,(SONNA):- Lataliyaha koowaad ahna Safiir ku-xigeenka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Mudane Cabdisalaam Suleymaan Kodar, ayaa ka qeybgalay shirka…

GudahaWararka
May 25, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay magacaabista guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay soojeedinta Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane…

GudahaWararka
March 21, 2023

Dowladda Federaalka iyo Hirshabeelle oo yeeshay kulan la xiriira horumarinta mashaariicda+Sawirro

Baladweyne-(SONNA)-Masโ€™uuliyiin ka tirsan Xafiiska isku-dubaridka mashaariicda midowga Yurub (NAO) ee Wasaaradda qorsheynta Qaranka iyo xubno ka tirsan Wasaaradda qorsheynta Hirshabeelle…

Wararka
February 13, 2020

Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Tabinta Doorashooyinka oo ka furmay Baydhabo

Baydhabo,(SONNA):- Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed…

GudahaWararka
August 9, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023