Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Turkiye oo bilaabaya hannaan iskaashi ee dhanka Macdanta (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Turkiye oo bilaabaya hannaan iskaashi ee dhanka Macdanta (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

Soomaaliya iyo Turkiye oo bilaabaya hannaan iskaashi ee dhanka Macdanta (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: February 8, 2025
6 Min Read
Share

Munaasabadda lagu soo dhaweyayay Markabla shidaalka sahminaya Oruc Reis, kaasi oo ku soo xirtay Dekedda Muqdisho bishii Oktoobe ee sanadkii hore, balse haatan sahmin ka wada 3 Xermo oo ku teedsan Xeebaha magaalooyinka Mareeg ilaa Hobyo ee Maamul Goboleedka Galmudug ayaa la sheegay in tani ay muujineyso walaaltinimada labada Dal iyo labada Shacbi. โ€œImaatinka Mudane Baytaktar iyo wufuudda kale ee dalka soo gaaray ayaa caddeyn u ah loo daahfurka marxalad cusub oo horumar ku soo kordhinaya xiriirka iskaashiga dhaqaale ee labada dalโ€ ayuu yiri Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Keyraadka Dabiiciga ee XFS Cabdirisaaq Cumar.

โ€œMarkabka Oruc Reis ee Turkiga oo kala bar maraya cilmi-baaristiisa seismic ee Soomaaliya ee xeebahaโ€, waa Cinwaanka lagu daabacay Wakaaladda Wararka ee Turkiye โ€˜Anadolu Agencyโ€™ shalay oo taariikhdu aheyd 7-da bishan Febraayo, ย ย Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa Jimcihii shalay ku dhawaaqay in markabka Oruc Reis uu soo gabagabeeyay 50% cilmi-baaristii seismic ee badda Soomaaliya. Bayraktar ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Wasiirka cusub ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed iyo wafdigiisa, sida uu Wasiirka Turkiga ku sheegay qoraal uu soo dhigay X.

Labada Wasiir โ€œwaxay ka wadahadleen habka soo socda ee howlaha sahaminta iyo iskaashiga cusub ee aan ku horumarin karno dhulka,” ayuu yiri. Bayraktar waxa kale oo uu kulanka ka dib ku dhawaaqay in la bilaabay hannaan cusub oo wada shaqayneed oo ku saabsan macdanta Soomaaliya. โ€œWaxaan sii wadi doonaa dadaalkayaga ku aaddan sidii aan iskaashigeenna xagga tamarta iyo macdanta u gaarsiin lahayn heer u qalma xiriirka dhow oo daacadda ah ee ka dhexeeya dalalkeenna,โ€ ayuu sii raaciyay.

Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Oruc Reis, ayaa ku soo xirtay dekedda Muqdisho bishii Oktoobar ee la soo dhaafay howshiisa sahaminta shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee xeebaha Soomaaliya. Oruc Reis waxa uu baaritaanno seismic ah oo saddex-geesood ah ka wadaa biyaha Soomaaliya, isaga oo ururinaya xogta sahaminta Saliidda iyo Gaasta dabiiciga ah muddo ku dhow lix ilaa toddoba bilood. Xogtan ayaa lagu falanqeyn doonaa magaalada Ankara, si loo ogaado meelaha la qodayo marka sahanku dhammaado. Sida ay ay daabacday Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa lagu sheegay in Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, uu kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Mudane Alparslan Bayraktar. Kulankan oo ka dhacay Istanbul ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada sahminta iyo horumarinta Batroolka.

kulanka ayaa lagu sheegay in markabka sahminta ee Oruรง Reis uu dhammeystiray 50% sahmintiisa seismic ee Biyaha Soomaaliya, taasoo ah guul muhiim oo la gaaray, iyadoo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ย muujiyay kalsoonida uu ku qabo in iskaashigan uu gacan ka geysan doono horumarinta dhaqaalaha iyo xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee labada dal.

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, oo ka hadlaayay kulan muhiim ahaa ee uu la qaatay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee dalka Turkiga, Alparslan Bayraktar, ย si loo xoojiyo arrimaha ku saabsan sahminta shidaalka Soomaaliya iyadoo Kulankaasi oo ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada sahminta iyo horumarinta Batroolka, waxaana Wasiirka uu uga mahadceliyay Dowladda Turkida dadaalada horumarineed ay ka wada Soomaaliya.

Faahfaahinnada ka soo baxaya kulankaasi ayaa lagu sheegay in Markabka sahminta ee Oruรง Reis uu dhammeystiray 50% sahmintiisa seismic ee biyaha Soomaaliya, taasoo ah guul muhiim oo la gaaray, marka uu dhammeeyo sahmintaani ayaa waxaa la sheegayaa in uu sidoo kale sameeyay dib u eegis ku saabsan istaraatiijiyadda sahaminta shidaalka dhulka Soomaaliya.

Dadka ka faallooda arrimaha Tamarta iyo Shidaalka ayaa sheegaya in dowldda Soomaaliya laga doonayo in ay shacabka mar walba la wadaagto warbixinada la xariira hadba xaaladda shidaal baarista dalku uu marayo, si ย ay dowladdooda ugu kalsoonaadaan.

Wasiirka Batroolka Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa sheegay in ay Wasiirka Batroolka Soomaaliya ay isla qiimeeyeen habka mustaqbaliga ah ee howlaha sahaminta iyo iskaashiga cusub ee lagu horumarin karo howlaha sahminta shidaalka, waxa uu sidoo kale carabka ku dhuftay inay go’aansadeen in labada Dowladood โ€˜ waa Soomaaliya iyo Turkiyeโ€™ ay bilaabaan hannaan iskaashi oo cusub oo dhanka macdanta ah. “Waxaan sii wadi doonaa dadaalkayaga ah in aan kor u qaadno iskaashigayada dhinacyada tamarta iyo macdanta ah” ayuu yiri Wasiirka Batroolka Turkiga.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire ayaa isna muujiyay kalsoonida uu ku qabo in iskaashigan uu gacan ka geysan doono horumarinta dhaqaalaha iyo xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee labada dal.

Wara kale ee la helayo ayaa tibaaxaya in Khubarada ka socota wadanka Turkiye ay haatan qorsheynayaan inay goor dhow bilaabi doonaan sahminta Macdanta ee dhulka Soomaaliya guntiisa ka buuxda, taasi oo muujineysa inay dhulka Soomaaliyeed ay ka buuxaan Shidaal iyo macdanaha noocyadooda kala duwan, sida laga soo xigtay Khubaro ku xeel dheer howlaha macdanta iyo shidaalka. โ€œGaajo iyo Faqri Soomali waa is daayeen Shidaal baaristii Xooggeeda waa soo dhaamatay, Qudistii in ay bilaabato kaliya ayaa hartay, mid dhulkana dhawaan ayay bilaabanayaaโ€, sida uu qabo Wiil dhallinyaro ah, balse โ€˜waa haddii si fiican loo maamuloโ€™.

By. C/lahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisal wasaare Rooble oo ku dhawaaqay 1 Milyan oo dolar oo loo qoondeeyay gurmadka Abaaraha

Muqdisho (SONNA)- Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa ku dhawaaqay in Xukuumaddu 1 Milyan oo Doollar…

GudahaWararka
November 27, 2021

Xuska maalinta xoriyadda Jabuuti ee 27-ka June (warbixin)

Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar…

GudahaMaqaallada
June 27, 2021

Cudur-daar iyo cafis malahan ciddii dhaqaale ku taageerta Khawaarijta (Warbixin).

Muqdisho.(SONNA):- Jiritaanka argagixisada iyo in ay dadka laayaan waxaa laf-dhabar u ahaa dhaqaalaha xooggan oo ay sida baadda ah uga…

Maqaallada
July 4, 2023

Hantidowraha Guud ee Qaranka oo shir caalami ah kaga qeyb galay Sacuudi Carabiya

Muqdisho,(SONNA):- Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 15-aad ee Golaha Guud ee Ururka Hantidhowrrada Carabta…

GudahaWararka
December 7, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023