Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hamablyeeyey Hoggaamiyaha cusub ee Koofur Galbeed
    June 10, 2026
    Wasiirka Wasaaradda oo kulan la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub
    June 10, 2026
    Aaden Madoobe oo ku guuleystay doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed
    June 10, 2026
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Garsooore heer Caalami Cumar Cartan oo goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
    June 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida abwaan Cabdulle Geeda-naar
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida abwaan Cabdulle Geeda-naar
GudahaWararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida abwaan Cabdulle Geeda-naar

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 22, 2025
1 Min Read
Share

Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Hirshabeelle geerida Allaha u naxariisto Abwaan Cabdulle Geeda-naar.

Abwaanka ayaa caan ku ahaa shiribka iyo guuroowga waxana uu suugaantiisa diirada ku saari jiray nabadda iyo wacyigelinta.

Noloshiisa ugu badan waxa uu ku qaatay magaalada Muqdisho inkastoo waayadii dambe uu ku noolaa gobalka Shabeellada Dhexe ee Dowladda Hirshabeelle.

“Allaha u naxariisto Abwaan Cabdulle Geeda-naar, ehelka, asxaabta iyo shacabkii Soomaaliyeed ee muddada ku xirneyd suugaantiisa waxaan ugu tacsiyeynayaa geerida Abwaanka.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa Alle uga baryay inuu ka waraabiyo Janno Fardowsa.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hamablyeeyey Hoggaamiyaha cusub ee Koofur Galbeed

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha…

June 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulan la tashi ah oo la xiriiray hindisaha xeerarka ururada iyo xisbiyadda oo Muqdisho lagu qabtay

Qaar kamiid ah ururada bulshada rayidka, siyaasiyiinta xisbiyada   iyo khuburo cilmi baarayaal ah ayaa kaqeybgalay kulan ku saabsanaa nidaamka xisbiyada…

Gudaha
November 15, 2024

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay in ka badan 24 Dhagarqabe

Afgooye, (SONNA): Howlgal ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Guutada 7-aad, ayaa lagu dilay in ka badan 24 dhagarqabe…

GudahaWararka
October 4, 2024

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho.SONNA….1.-- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kaga qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame oo dhowaan dib loo…

Gudaha
August 16, 2024

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulantay danjiraha Maraykanka

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay’adda maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya…

GudahaWararka
December 10, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023