Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Beeraha XFS oo shir looga hadlayey Arrimaha Beeraha uga qayb galay Dalka Jarmalka.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Beeraha XFS oo shir looga hadlayey Arrimaha Beeraha uga qayb galay Dalka Jarmalka.
GudahaWararka

Wasiirka Beeraha XFS oo shir looga hadlayey Arrimaha Beeraha uga qayb galay Dalka Jarmalka.

By Abdulkadir
Last updated: January 19, 2025
1 Min Read
Share

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa Shir Caalami ah oo ku saabsanaa horumarinta beeraha uga qayb galay magaalada Berlin ee caasimada dalka Jarmalka.

Shirkaan oo sanad waliba la qabto waxa diiradda lagu saaraa horumarinta beeraha caalamka, is weydaarsiga aqoonta iyo iskaashiga dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha beeraha.

Wasiirka Beeraha XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa intii uu ku sugnaa xarunta shirka wuxuu kulamo gaar gaar ah la yeeshay Wasiirrada Beeraha dalal kala duwan iyo mas’uuliyiin hay’adaha caalamiga ah ee shirkaas ka qayb galay.

Kulamadaan ayaa diiradda lagu saaray xaalada beeraleyda Soomaaliyeed, caqabadaha haysta iyo dadaalada lagu horumarin karo beeraha Soomaaliya.

Wasiirka ayaa madaxdii uu la kulmay ka codsaday inay kordhiyaan maalgelinta iyo mashaariicda lagu taageerayo beeraleyda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool deegaanada ay saameeyeen isbeddelka cimilada iyo abaaraha soo noqnoqday.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid Ciidan+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Ingiriiska ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ku wareejisay Gaadiid Ciidan oo loogu tala galay tayaynta Ciidanka xoogga Dalka. Gaadiidka oo…

WararkaWargayska
September 7, 2020

R/Wasaare Ku-Xigeenka Ethiopia Demeke Mekonnen oo is casilay.

R/Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Ethiopia Demeke Mekonnen oo sidoo kale ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu waramay in uu…

Gudaha
January 26, 2024

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐌𝐮𝐮𝐧𝐠𝐚𝐚𝐛 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐮 𝐥𝐞𝐡 𝟏𝟎𝟎-𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay la wareegay xafiiska Aqalka Dowladda…

GudahaWararka
June 5, 2025

Horjooge isu soo dhiibay Ciidanka deegaanka Xinlabi ee gobolka Mudug

Gaalkacyo-(SONNA)-Horjooge Ismaaciil Xasan Cali oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka deegaanka Xinlabi ee Gobalka Mudug, kadib…

GudahaWararka
April 2, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023