Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka arrimaha gudaha oo qaabilay Agaasimaha Guud ee hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
    February 3, 2026
    Dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Shabeelaha dhexe
    February 3, 2026
    Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siinayso wadahadal Qaran
    February 3, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
    February 3, 2026
    Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo yeeshay wadahadallo muhiim ah
    February 3, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shir looga hadlayo wada-shaqeynta xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo ka furmay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shir looga hadlayo wada-shaqeynta xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo ka furmay Muqdisho
GudahaWararka

Shir looga hadlayo wada-shaqeynta xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo ka furmay Muqdisho

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 18, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Ku-xigeenka Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Cabdi-Jamaal Cusmaan Maxamed ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho shir muhiim ah oo socon doona muddo shan maalmood ah. Shirka waxaa ka qaybgalaya mas’uuliyiin ka tirsan Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee heer federaal iyo heer Dowlad gobolleed.

Ujeedka shirkan ayaa ah in la gorfeeyo dhammeystirka qaab-dhismeedka iskaashiga iyo wada-shaqeynta xafiisyada  Hantidhowrka Guud ee labada heer,arrintan waxa ay ka soo baxday shirkii sanadlaha ahaa ee labada dhinac ay yeesheen sanadkii hore, iyada oo qayb ka ah istiraatiijiyadda Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS.
Waxaa la filayaa in shirka laga soo saaro heshiis rasmi ah oo dhinacyadu ay wada saxiixaan, kaas oo qeexaya habka wada-shaqaynta labada heer, waaxda xiriirka Dowlad Gobolleedyada ee xafiiska Hantidhowrka Guud ayaa door muhiim ah ka ciyaaraysa isku-xirka doodaha iyo soo bandhigidda fikradaha ka qaybgalayaasha inta uu shirku socdo.

Shirkan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo kor u qaadaysa wada-shaqaynta iyo hufnaanta hay’adaha hantidhowrka, si loo xaqiijiyo mas’uuliyadda iyo daahfurnaanta la xiriirta maamulka kheyraadka dowladda.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka arrimaha gudaha oo qaabilay Agaasimaha Guud ee hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland

Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali ayaa la…

February 3, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay wajiga 3aad ee waddada Janaraal Daa’uud

Muqdisho:(SONNA)-Muqdisho:(SONNA)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay wajigii 3-xaad ee dhismaha wadada…

Wararka
April 9, 2020

Madaxweynaha Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie oo kormeeray goobihii laga xoreeyay Kooxaha Argagaxisada

Muqdisho-SONNA-Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kormeer ku tagay goobihii laga xoreeyay kooxaha argagaxisada ah ee Shabaab. Madaxweynaha…

GudahaWararka
July 22, 2021

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo diray hambalyo ku aaddan sanadguurada 56aad ee Wakaaladda SONNA

Muqdishu-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Md. Max’ed Cabdi  Xayir Maareeye, Wasiir ku xigeenka  Md.Aadan  Isaaq Cali, Agaasimaha Guud…

Wararka
January 5, 2020

Masuuliyiin katirsan dowladda oo gaaray furimaha hore ee dagaalka

Muqdisho(SONNA);-Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen. Sahal…

GudahaWararka
May 26, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023