Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Dowladda FS oo dalka ku soo celisay kalluumaysato ku lumay Badaha caalamiga ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Dowladda FS oo dalka ku soo celisay kalluumaysato ku lumay Badaha caalamiga ah
GudahaWararka

Dowladda FS oo dalka ku soo celisay kalluumaysato ku lumay Badaha caalamiga ah

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: January 13, 2025
2 Min Read
Share

Muqdishoย  (SONNA): Kadib 25 maalmood oo murugo iyo halis ah oo ay ku qabeen Badweynta Hindiya, laba kalluumaysato Soomaali ah, Ibraahim Maxamuud Cali iyo Sharmarke Nuur Cabdi Aadan, ayaa ugu dambeyn si nabad ah ugu soo laabtay dalkooda, iyagoo si qiiro leh ay qoysaskoodu ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Soo badbaadintooda oo ahayd mid lagu tallaabsaday iskaashi heer sare ah ayaa waxaa hormuud ka ahayd Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Cismaan, oo dadaal muuqda ku bixisay gurmadkooda iyo soo celintooda.

Dr. Hodan Cismaan ayaa si hagar laโ€™aan ah uga shaqeysay in iskaashi dhow lala sameeyo hayโ€™adda Huatai Insurance iyo shaqaalaha markabka badbaadinta Shiinaha, si loo xaqiijiyo in kalluumaysatadu helaan daryeel caafimaad iyo taageero degdeg ah. Sidoo kale, waxay wada shaqeyn dhow la samaysay Agaasimaha Waaxda Arrimaha Aasiya iyo Australia ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Siciid Cali Mire, taas oo suurtagelisay in si degdeg ah loo diyaariyo dukumiintiyada safarka ee kalluumaysatada, iyadoo fududeysay soo celintooda.

Kalluumaysatada ayaa lagu soo badbaadiyay meel ku dhow 130 mayl-badeed oo ka baxsan Seychelles, halkaas oo doontoodii ciladaysay ay muddo dheer ku goโ€™doonsanaayeen iyagoo aan lahayn cunto iyo biyo. Badbaadintooda waxaa suurageliyay markab badbaadin oo Shiinees ah, oo si xeel dheer uga hawlgashay sidii noloshooda loo samatabixin lahaa. Markii ay Muqdisho soo gaareen, Ibraahim iyo Sharmarke waxay si weyn ugu mahadceliyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shaqaalaha markabka Shiinaha, kuwaas oo badbaado u noqday nolashooda.

Hawlgalkaan wuxuu markale caddeynayaa sida Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah uga goโ€™an tahay ilaalinta nolosha iyo danaha muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dibadda ku sugan, isaga oo muujinaya muhiimadda wada shaqeynta caalamiga ah iyo doorka firfircoon ee diblomaasiyadda Soomaaliya.

Wasaaradda Arrimaha Dibaddu waxay si gaar ah ugu hambalyeynaysaa Safiir Dr. Hodan Cismaan iyo Agaasime Siciid Cali Mire, kuwaas oo hufnaan iyo xirfad sare ku hoggaamiyay hawlgalkan muhiimka ah. Waxa kale oo ay u mahadcelinaysaa masโ€™uuliyiinta Shiinaha, hayโ€™adda Huatai Insurance, iyo dhammaan dhinacyadii ka qeyb qaatay guusha badbaadintan taariikhiga ah.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka XDS

Baydhabo-(SONNA)-Cusmaan Caddow Xaaji oo ka mid ahaa kooxda nabad-diidka Al-shabab ayaaย  maanta isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee…

GudahaWararka
November 10, 2021

Klopp oo hogaaminaya Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ee horyaalka Premier League

England(SONNA)-Waxaa la shaaciyey Tababarayaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha October ugu fiicnaa horyaalka Premier League, waxaana ku tartamaya shan tababare…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 3-aad ย 

Dagaalka ay Dowladda ku wajaheyso dadka xatooyada ku sameynaya hantida loogu adeegayo dadka iyo dalka ayaa ku soo aadaya xilli…

GudahaMaqaallada
July 16, 2023

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqey in lala dagaalamo musuqmaasuqa, loona hoggaansamo sharciga.…

GudahaWararka
July 19, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023