Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFs Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta ku daahfuray Muqdisho Kulanka Soo bandhigga Qorshaha Istaraatiijiyadda Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran.
Kulanka waxaa qeyb ka ah mas’uuliyiin ka socota labada heer ee dowladda iyo bulshada rayidka ah.