Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Xuddur ee Gobolka Bakool
    April 24, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka
    April 23, 2026
    Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 174 Dhalinyaro Tahriibayaal ah
    April 23, 2026
    Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel
    April 23, 2026
    Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista
    April 23, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay Mudug
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay Mudug
GudahaWararka

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay Mudug

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 11, 2024
1 Min Read
Share

Xarardheere (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 17- aad Kumaandooska Gorgr oo kaashanaysa ciidanka degaanka ayaa si wadajir ah u fuliyey hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta, kaas oo ka dhacay galbeedka magaalada Xarardheere gobolka Mudug

Goobaha Sida gaarka ah looga sameeyey hawlgalka ayaa waxaa ka mid ah wadada xariirisa Jowle iyo Xarardheere, Wadaariq, Baraag iyo goobo kale

Taliye xigeenka guutada 17-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Cali Cageey oo hawlgalka hogaaminayey ayaa sheegay in la bur buriyey Saldhigyadii Khawaarijta ay dadka ku baadi jireen.

Gaashaanle Cali Cageey ayaa shacabka Soomaaliyeed faray in ay la shaqeeyaan ciidanka xoogga dalka ayna soo gudbiyaan xogaha cadowga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Xuddur ee Gobolka Bakool

Xuddur-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xuddur ee…

April 24, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Bangiga adduunka iyo IMF oo ku dhawaaqay in deyntii Soomaaliya laga cafiyey

Washington DC (SONNA) Bangiga adduunka iyo hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa si wada jir ah goor dhaw ugu dhawaaqay…

GudahaWararka
December 13, 2023

Wafdi ka socda Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo shir uga qayb galay koonfurta Sudan

Muqdisho(SONNA):-Masuuliyiin ka socota Wasaraddda Ganacsiga iyo Wershadaha iyo Safaaradda Soomaaliya ee wadanka konfurta Suudaan ayaa ka qeybgalay bandhig carweedka ,…

GudahaWararka
November 5, 2024

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka

Washington, (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS ayaa kulan casho ah la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Maraykanka gaar…

GudahaWararka
February 29, 2024

Daacish oo laga qabsaday taliskii ugu weynaa ee Tuursamaale

Boosaaso, (SONNA): Ciidamada Daraawiishta Puntland ee howlgalka Hillaac, oo ujeedkiisu yahay ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah, ayaa saacado ka hor ku…

GudahaWararka
January 24, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023