Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo soo gaaray Muqdisho
    September 28, 2025
    Muxuu Wasiir Xoosh Kala hadlay Guddiga Xiriirka Arrimaha Xasillinta?
    September 28, 2025
    Wasiirka Amniga oo kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya
    September 28, 2025
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay Munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliy
    September 28, 2025
    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya
    September 28, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
    Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray
    August 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
    September 24, 2025
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
    Gobolka Banaadir oo qeyb ka noqday abaabulka wajiga cusub ee la dagaalanka khawaarijta
    August 30, 2025
    Xogaha Shidaalka Soomaaliya (WARBIXN)
    August 29, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
Reading: Wasiir dowlaha cadaaladda oo kulan la yeeshay ergeyda Jaamacadda Carabta iyo OIC ee Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir dowlaha cadaaladda oo kulan la yeeshay ergeyda Jaamacadda Carabta iyo OIC ee Soomaaliya
GudahaWararka

Wasiir dowlaha cadaaladda oo kulan la yeeshay ergeyda Jaamacadda Carabta iyo OIC ee Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 10, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, ahna ku-simaha wasiirka Amb Ilyaas Sheekh Cumar ayaa xarunta Ergada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya kulan wadajir ah kula qaatay ergayga jaamacadda Carabta ee Soomaaliya (LAS), Danjire Abdullah bin Mutlaq iyo ergayga ururka Iskaashiga Islaamka ee Soomaaliya (OIC), Danjire Mohamed Bamba Mohamed.

Mas’uuliyiinta ayaa kulankooda uga wadahadlay Xoojinta iskaashiga u dhexeeya OIC iyo LAS ee arrimaha Cadaaladda, Dastuurka iyo Garooska iyo in laga wadashaqeeyo barnaamijyo lagu horumarinayo, sidii ay kaalin wax ku ool ah uga qaadan lahaayeen dhaqangelinta istiraatiijiyadda Bahda cadaaladda ee 2025-2029, Baahinta federaaleynta, daadejinta awoodaha heerarka dowladda iyo gaarsiinta garsoorka goobaha laga xoreeyo Khawaarita iyo in la saameeyo guddi farsamo oo sedax geesood ah oo ka shaqeeya dhaqangelinta qodobada laga wadahadlay.

Danjire Ilyaas ayaa uga mahadceliyay OIC iyo LAS taageeada joogtada ah ee ay la garab taaganyihiin shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed.

Danjire Mohamed iyo Danjire Abdullah waxey dhankooda ballan qaadeen in LAS iyo OIC ay sii wadi doonaan taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waxeyna dowladda Soomaaliyeed ku bogaadiyeen horumarka laga sameeyay geedi socodka dastuurka iyo hanaanka cadaaladda dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad gobolleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Dr. Aadan Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo…

September 28, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliska ciidanka Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Hoteel Pearl ee Liido

Muqdisho (SONNA):- War-Saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo nuqul ka mid ah soo gaaray SONNA ayaa lagu…

GudahaWararka
June 10, 2023

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo furay shirka wadatashiga caafimaadka xoolaha “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Muqdisho ka…

Wararka
December 22, 2020

Erdogan iyo Trump oo ka wadahadlay xiisadda Badda Mediterraneanka ee Giriigga iyo Turkiga

Washington-(SONNA} -Madaxweyniyaasha Turkiga Tayyip Erdogan  iyo Donald Trump ayaa telefoon kaga wadahadlay  xiriirka labada dal, arrimaha gobolka iyo xiisadda ka…

CaalamkaGanacsiga
August 27, 2020

Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho.(SONNA)... Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada K/Galbeed,Galmudug iyo Jubbaland Lafta-gareen ,Qoor-qoor,iyo Axmed Madoobe ayaa manta soo gaaray Magaalada Muqdisho,si ay uga qeybgalaan…

Gudaha
May 20, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023