Muqdisho (SONNA): Ciidanka hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyey hawlgal lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay gobolka Shabeellaha dhexe.

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…