Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: QM oo ku baaqaysa ‘la dagaallanka Tacadiyada Haweenka iyo Ilaalinta Xuquuqda Carruurta’
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > QM oo ku baaqaysa ‘la dagaallanka Tacadiyada Haweenka iyo Ilaalinta Xuquuqda Carruurta’
GudahaMaqaallada

QM oo ku baaqaysa ‘la dagaallanka Tacadiyada Haweenka iyo Ilaalinta Xuquuqda Carruurta’

By Ruush Abdullahi
Last updated: November 30, 2024
3 Min Read
Share

Xafiiska ku meel gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa soo saaray War saxaafadeed ku aadan Xadgudubka Jinsiga ee Somaaliya, waxaana lagu yiri War-saxaafadeedka โ€œIyadoo la xusayo billowga 16-ka maalmood ee ololaha dhaq-dhaqaaqa sanadlaha ah ee caalamiga ah ee ka dhanka ah xad-gudubyada ku saleysan jinsiga, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hoosta ka xarriiqday muhiimadda ay leedahay in maamullada Soomaaliyeed ay kordhiyaan maalgelinta dagaalka ka dhanka ah xadgudubyada jinsiga ku saleysan.

“Wax ka qabashada xadgudubyada jinsiga ku saleysan waxay u baahan tahay maaliyad iyo agab dhaqaale iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo ilaalinta haweenka, carruurta, dadka naafada ah, iyo dadka laga tirada badan yahay ee ah kuwa ugu nugul xadgudubyada ku saleysan galmada iyo jinsiga,” Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa saidaa yiri.

โ€œQaramada Midoobay waxay sidoo kale ku baaqaysaa in la ansixiyo sharciga lagu ciqaabayo xad-gudubyada jinsiga ku saleysan si loogu hogaansamo waajibaadka caalamiga ah ee xuquuqul insaanka ee ay Soomaaliya horay ugu biirtay. Tani waxay xaqiijinaysaa in dadka dambiyada gala lala xisaabtamo, kuwa badbaadayna ay caddaalad helaan,” ayuu raaciyay Md. Swan.

Hal ku dhigga caalamiga ah ee ololaha 16ka Maalmood ee sanadkan – “ay Qaramada Midoobay! Maalgeliya, si looga Hortago Xadgudubyada ka Dhanka ah Haweenka iyo Gabdhaha” โ€“ wuxuu muwaadiniinta ugu baaqayaa inay muujiyaan dadaalkooda, iyagoo la wadaagaya ficillada ay qaadayaan, si loo abuuro adduun ka caaggan xadgudubyada loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Ololuhu wuxuu kaloo ugu baaqayaa dowladaha Adduunka oo dhan in ay la wadaagaan sida ay u maalgelinayaan ka hortagga rabshadaha ku salaysan jinsiga.

Muddada 16-ka maalmood ah, QM ee Soomaaliya waxay la shaqayn doontaa dowladda iyo bulshada rayidka ah, si loo ifiyo baahida loo qabo joojinta xadgudubyada ku saleysan jinsiga, iyadoo xoogga la saarayo baahida loo qabo in la dardargeliyo hannaanka sharci-dejinta ee lagu soo saarayo baahida loo qabo in la dedejiyo hanaanka sharci dejinta lagu meelmarinayo sharciyo lagu ilaalinayo Haweenka iyo Gabdhaha. Qaramada Midoobay waxaa ka go’an inay ka caawiso Haweenka iyo Gabdhaha Soomaaliyeed inay gaaraan awooddooda buuxda oo ay ku noolaadaan nolol ka madax-bannaan rabshado nooc kasta ah.

Ololaha Dhaqdhaqaaqa 16ka Maalmood ee sanadlaha ah wuxuu billaawday 25kii Nofembar, Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka, wuxuuna soconayaa ilaa 10ka Diseembar ee sanadkan, Maalinta Xuquuqul Insaanka. Ololuhu waxay ujeedadiisu tahay in la kordhiyo wacyigelinta, la dhiirigeliyo dadaallada u doodista lana wadaago aqoonta si loo joojiyo xadgudubyada ka dhanka ah haweenkaโ€.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirka wadatashiga doorashooyinka iyo dhammeystirka heshiisyadii samareeb 1-3 war-murtiyeed

Muqdisho(SONNA) Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…

GudahaWararka
September 17, 2020

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka

Muqdisho (SONNA) Wafdi uu horkacayo Guddomiyaha Hey'adda Mareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Abdulle oo booqasho kujooga Caasimadda maamulka Puntiland ee…

GudahaWararka
March 19, 2023

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo kulan qado sharaf ah la qaatay golaha odayaasha dhaqanka koonfur-galbeed

Baydhabo(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan qado sharaf ah la…

GudahaWararka
February 3, 2023

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Xisaab Xirka Heyโ€™adaha Dowladda ee Sanad-maaliyadeedka 2023

Muqdisho, (SONNA): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Heyโ€™adaha…

GudahaWararka
July 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023