Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
GudahaWararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

By Abdulkadir
Last updated: September 28, 2024
2 Min Read
Share

New york((SONNA);- Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb gakay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee looga hadlayay Khatarta ka dhalata Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah.

Wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo uu ugu horeeyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr Mohamed Hassan Mohamed Bulaale iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Guuleed Abdijalil Sheikh Ali ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee sanadkaan oo looga hadlaayay khatarta caafimaad ee adkeysiga daawooyinka jeermis dilaha ah, Kulanka oo uu furay Madaxweynaha Golaha Guud Mr. Philemon Yang ayaa waxaa lagu ansixiyay siyaasadda ka hortaga khatarta adkeysiga ldaawooyinka jeermis dilaha ah, kulanka oo ay sido kale goob joog ahaayeen Xoghaye ku xigeenka Qaramada Midoobay Mr Aamina, Xoghayaha guud ee hey’adda Caafimaadka aduunka Dr Tedros Adhenom, Xoghayaha hey’aha deegaanka aduunka Ms. Inger Andersen, Xoghayaha Hey’adda Caafimaadka Xoolaha Dr Emmanuelle Soubeyran, iyo Xoghahaya hey’adda cunada aduunka,

Xoghaye ku xigeenka qaramada midoobay Mr Aamina oo ka hadashay kulanka ayaa ku boorisay dalalka aduunka inay qaadaan taalaabooyin wax ku ool ah ee wax looga qabanaayo khatarta adkeysiga daawoiyinka jeermis dilaha ah,

Sido kale Xoghaya guud caafimaadka aduunka Dr Tedros Adhenom ayaa ku nuux nuuxsaday sida lama huraan u tahay in dadaal wadajir ah aduunyado sameyso si khatartaan looga badbaadiyo jiilalka soo socdo,

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Guuleed Abdijaliil oo khudbad ka jeediyay ayaa sharaxay dadaalada Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ee ay wax uga qabanayso sidii looga hortagi lahaa khatarta ka dhalata Adkeysiga daawooyinka jeermis dilaha ah,

Ugu danbeyn Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo isna ka hadlay ayaa ka dalbaday aduunyada in Soomaaliya laga taageero sidi ay wax ugu qaban laheed khatarta ka dhalata Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah,

Ugu danbeyn shirka ayaa lasoo gababeeyay iyadoo la isku waafaqay in la dhaqan galiyo siyaasadda ka hortaga khatarta Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah ee Sanadkaan looga hadlay shirka golaha guud ee qaramada midoobay.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray magaalada Dooloow

Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada…

Wararka
December 11, 2020

Wasiir Maareeye “Ma jiro dhaawaca gaaray beeraha iyo beeraleyda Soomaaliyeed meel kale oo uu gaaray

Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS Maxamed Cabdi Xayir oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa xusay in burburkii ku habsaday…

Gudaha
December 6, 2024

Wasiir Bidhaan oo bulshada Laascaanood ugu baaqay in ay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka

Laascaanood-(SONNA)-Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa xalay booqday xarunta Hay’adda Diiwaan gelinta iyo Aqoonsiga Qaranka, xafiidkeeda…

GudahaWararka
April 16, 2025

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka difaaca XFS oo kormeeray xarumaha adeegga bulshada ee degmada Xarardheere

Xarardheere-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka Gaashaandhiga XFS  iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda…

GudahaWararka
January 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023