Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda
    July 23, 2025
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay
    July 23, 2025
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiirka arrimaha Qoyska oo Muqdisho ka furay shir ku saabsan doorka macalinka dugsi Qur’aanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka arrimaha Qoyska oo Muqdisho ka furay shir ku saabsan doorka macalinka dugsi Qur’aanka
GudahaWararka

Wasiirka arrimaha Qoyska oo Muqdisho ka furay shir ku saabsan doorka macalinka dugsi Qur’aanka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: September 24, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Qoyska iyo horumarinta xuquuqal Insaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray kulan looga hadlayay Doorka macalimiinta Dugsiga Qur’aanka kariimka ay ku leeyihiin bulshada dhexdeeda.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka kala dhexeeyo macallinka dugsiga Qur’aanka Kariimka, Waalidiinta iyo Caruurta dugsiyada Qur’aanka Kariimka ee ay wax-baraan iyo dhibaatooyinka haysto oo ay ka mid yahiin; xarumaha laga furo dugsiyada qur’aanka oo aan lasiinin ahmiyadda ay leeyahiin.

Mudane Bashiir Maxamed Jaamac wasiirka Wasaaradda ayaa sheegay in waajib ballaaran ka saaranyahay Wasaaraddu xaquuqda caruurta Soomaaliyeed, si gaar ah kuwa macallimiinta waxbaraan xilligan, ka wasaarad ahaan waxaan ku howlanahay dejinta siyaasadda dowladda ay ka leedahay dugsiyada Qur’aanka kariinka tas oo qeexayso horumarinta goobaha dugsiyada lagu furayo, xallinta caqabadaha jira iyo qurxinta suuradda umadda Soomaaliyeed, si aan u helno carruur maskaxdooda caafimaad qabta iyo deegaan nadiif ah wax ku bartay oo ay mudnaanta kowaad ii tahay Qur’aanka kariima ah.

Ugu dambayntii kulanka muhiimka ah waxaa sooo qaban-qaabiyay La-taliayaha arrimaha bulshada ee xafiiska Madaxqeynaha JFS Marwo Xaliimo Culusow, waxaana ka soo qeybgalay Macallimiinta dugsiyada Qur’aank kariimka ee Gobolka Banaadir, Culimaa’udiinka Soomaaliyeed iyo madax ka socotay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda

Maxaas (SONNA): Ciidamada xaq u dirirka dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa galabta Khawaarijta ku…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shir ku saabsan la-tashiga hay’adaha dowladda ee wax ka beddelka cutubka 5-aad iyo 9-aad ee Dastuurka oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho.(SONNA):- Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amb Ilyaas Sheekh Cumar oo ay weheliyaan…

GudahaWararka
December 29, 2024

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Baay

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa saaka Khawaarijta ka xoreeyay Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Baay. Wariyaha Warbaahinta Qaranka Siraaji…

Wararka
April 16, 2023

Dilka, Xasuuqa, Qaraxyada iyo dhaca Bulshada, waxaa u dheer Khawaarijta beegsiga iyo burburinta goobaha cibaadada. Warbixin.

MUQDISHO-(SONNA)-kooxda argagixisada ah ee khawaarijta ee dullaanka ku soo qaadday dalka haatanna dabar go,a ku dhow ayaa laga calaameeyay ficillo…

GudahaMaqaalladaWararka
January 18, 2023

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Muqdisho kula kulmay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland Siciid…

GudahaWararka
December 31, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023