Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo dhaggax-dhigay toddoba waddo oo interlock ah
    July 23, 2025
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐ž๐ฒ ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiir Daa’uud Aweys” Waxaa naga go’an in aan horumarino adeegga dalxiiska dalka”,
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Daa’uud Aweys” Waxaa naga go’an in aan horumarino adeegga dalxiiska dalka”,
GudahaWararka

Wasiir Daa’uud Aweys” Waxaa naga go’an in aan horumarino adeegga dalxiiska dalka”,

By Dahir Aadan Cali
Last updated: September 14, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Da’uud Aweys Jaamac oo ka hadlayay furitaanka Shirweynaha Dalxiiska Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sharaxaad kooban ka bixiyay qorshaha Dowladda ee horumarinta Dalxiiska Dalka.

Wasiirka ayaa ku nuux nuuxsaday in ay Soomaaliya leedahay saameyn iyo kobac dalxiis, taas oo sabab u ah awoodda quruxda dabiiciga ah ee uu dalkeennu leeyahay.

” Soomaaliya waxay leedahay saameyn iyo kobaca dhanka dalxiiska ah, anagoo ka faa’ideysaneyna awoodda quruxda dabiiciga ah, dhaqanka qaniga ah iyo adkeysiga dadkeenna u leeyihiin dhanka maareynta nolosha dib u soo kabashada, waxayna taas keeneysa inuu wax badan ka beddelo muuqaalkii Soomaaliya lagu yaqaanay mid ka mid ah oo sax ah inuu soo baxo, mid ka mid ah tiirarka xukuumadda DanQaran waa kobaca dhaqaalaha, arrimaha ugu muhiimsan oo horumarkaas ku gaari karnana waxaa ka mid ah inaan xoogga saarno horumarinta iyo balaarinta arrimaha dalxiiska,”.

Sidoo kale, Wasiir Daa’uud oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in ay ka go’aan tahay kan Dowlad ahaan in ay horumariyaan adeegga dalxiiska dalka, iyadoo loo marayo habab dhammeystiran oo qeyb ka yihiin diyaarinta xeerarka iyo shuruucda loo baahan yahay.

” Maanta waxaa naga go’aan inaan kor u qaadno adeeggan ama sectorkan, annagoo u mareyno habab dhammeystiran oo ay ku jiraan diyaarinta xeerarka iyo shuruucda loo baahan yahay, sameynta machadyo gaar ah iyo siyaasado saameyn leh, ujeeddadeenu kaliya ma ahan in aan soo jiidano dalxiisayaasha caalamiga ah , balse dhanka kale, waxaan xoogga saareynaa horumarinta dalxiiska maxaliga ah,”. ayuu yiri wasiir Daa’uud Aweys.

Bandhiggaan oo sanadka kasta maanta oo kale loo asteeyay ayaa waxaa ka qeyb galayย  wasiirro ka tirsan xukuumadda, wakiillo ka socda Midowga Afrika, turkiga iyo martisharaf kale, waxaanna inta uu socdo shirka lagu soo bandhigayaa goobaha ku wacan dalxiiska dalkeenna iyo fursadaha Maagashi si loo hormariyo dalxiiska.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Guddoomiye Aadan madoobe oo qaabbilay wafdi ka socda Sweden

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne ku xigeeenka Puntland oo qaabilay saraakiil ka socday hayโ€™adda Qaramada Midoobey

Garoowe-(SONNA)-Ku simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne ku xigeeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddoomiyaha…

GudahaWararka
February 8, 2022

Gobolka Banaadir oo amray in la xiro goobaha ganacsi ee ku yaalla Xeebta Liido

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ammar ku bixiyay in la xiro dhammaan Hoteellada…

Wararka
March 30, 2020

Horjooge ka tirsan Al-Shabaab iyo darawalkiisa oo maanta la xukumay

MUQDISHU-(SONNA)-Xasan Cabdi Aadan Nuur & Cumar Xuseen Abshir Jaabirย  ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Alshabaab gaar ahaan in ay…

GudahaWararka
October 12, 2020

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeriaย 

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Yuusuf Maxamed Aadan oo loogu soo dhaweeyay garoonka diyaarada magaalada Algeris ee Caasimada…

GudahaWararka
June 23, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023