Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: ‘Odayga sidii looga dhaadhicin lahaa leyska rabaa’ (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ‘Odayga sidii looga dhaadhicin lahaa leyska rabaa’ (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

‘Odayga sidii looga dhaadhicin lahaa leyska rabaa’ (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: August 7, 2024
5 Min Read
Share

Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ah 75% bulshada waa cududda u ballaaran dalka, kuwaasi oo u horseeda horumar dhan walba leh, waxaase jira kooxo ka dhex qaraabta oo galiya feker xun sida Xagjirnimada, kuwaasi oo ay dowladdu u sameysay qaab loo dhaqan celiyo, waxaana loo abuuray xaruumo dib loogu dhaqanceliyo, waxaa kalo jira dhallinyaro ka soo baxday Jaamacadaha Dalka, kuwaasi oo shaqo abuur ka sameystay magaalada muqdisho iyo magaalooyin kaleba iyo dhallinyaro kale oo iyagana ka kala yimid daafaha caalamka oo iyana xaruumo Meherado waaweyn kuwa yaryarba ka alliftay dalka.

Da’yarta Soomaaliyeed ee  ku qancsan ku noolaanshaha dalkooda intii ay badaha ku tahriibi lahaayeen, waa kuwa dalkooda ku damaashaada iyo dalxiiska u taga goobaha bilicda san sida Xeebta Liido iyo tan Jasiira, iyadoo qaar kalena ay ka mid yihiin Ciidamada Qalabka Sida ah ee furimaha ugu hoyda ilaalinta Calanka, ciidda, dadka iyo dowladnimada Soomaaliyeed.

Haddaba haddaan dulucda qormada u dhaadhaco Dhacdadii Xeebta Liido oo ay kooxda Khawaarijtu ku waxyeeleysay dhallinyaro aan waxba galabsan kadib ayay soo if baxeen kooxo ka dhex raadiyay danno gaar ah oo ay leeyihiin, kana dhex arkay fursad ayaa bilaabay dacaayado guracan oo ay ku muunad xumeynayaan magaalada Muqdisho, islamarkaana kiciyaan dhallinta Soomaaliyeed,Nin Dhallinyaro ah waxa uu yiri sidaan:-  “Xamar  waa meesha kaliya ee marka ay musiibo ka dhacdo, Soomaalida dhexdeeda  laga helayo, kuwo ka naxa iyo dad ku farxa.  Xamar waxaa shaah meel ka wada cabba, xag jir diineed  iyo Xag jir siyaasadeed oo aaminsan in la dilo ciddi ka aragti duwan. Inta badan falalka argagixiso ee Xamar ka dhaca cadawga kaligiis ma sameynkaro (ugu yaraan waa la fududeeyay) weeyna yar yihiin inta lacag lagu iibsaday ee waxaa badan inta faker ahaan ku qanacsan iyo inta dan siyaasadeed ku qabta. Xamar waa meesha kaliya ee uu aaskaaga abaabuli karo, isaga oo barooranaya  kii ku dilay”, balse iyadoo taasi jirto ayaa laga dhex arkay fursad looga faa’iideysan karo dhallinta Soomaaliyeed.

KDS ayaa dig soo tiri oo la sheegay in laga soo gaabiyay ‘KACDOONKA DHALLINTA SOOMAALIEED’, kuwaasi oo bilaabay inay Kacdoon ka abaabulaan Baraha Bulshada, iyagoo sameysanaya GROUPs, islamarkaana isku qancimaya in la sameeyo Kacdoonn la mid ah kuwa ka dhacay Wadamada, Kenya Ugandha iyo kii ugu dambeeyay ee Bangaakadheesh, waxaana dhexda uga sii dhacay Xildhinbaan Cabdiraxmaan Cabdi  Shakuur, kaasi oo soo dhigay Bartiisa Facebook-ga Sariirtii Shiikh Xasiina oo dhallinyaro isku dul sawirayaan, isagoo markaasi ula jeeda in la bilaabo mid kaa la mid ah.

“Waa dhallinyaro dul dangiiga sariirtii Sheekh Xasiina, ka dib markii ay dalka Hindiya u carartay. Tafaftiraha BBC ee Koonfurta Aasiya, Anbarasan Ethirajan ayaa la waydiiyey sababta Sheekh Xasiina oo 20 sano xukunka dalka Bangaaladeesh gacanta ku haysatay sidaa fudud loogu eryaday, wuxuu ku jawaabay; “Waxay lumisay xiriirkii kala dhexeeyay waaqaca”. “Ileyn waa qolo sida Sheekh Xasiina, lumisay xiriirkii ay waaqaca la lahaayeen?”.

Agaasimaha Heyadda Nabadsugidda Soomaaliya Cabdullaahi Sanbalooshe  waa laga dhaadhicin waayay qof aan shaqo qaban ayaa lacag la siinayaa, si uu Baraha Bulshada (social media) kaaga ammaano.  Lacagtu sooryo, ama sadaqo ma ahan ee waa biil joogto ah, oo ah ‘dadka aan kuu caayo  ama adiga ayaan ku caynayaa’, balse waxa uu aamminsan yahay in dowladnimo aysan jireynin ilaa Xididdada loo siibo dhaqanki xummaa ee CBB-da.

“Odayga sidi looga dhaadhicin lahaa ayaa leeyska rabaa. Buuqa laga abuuray social media’yaha ee ah ‘Xamar busaarad baa ka jirta’, waa sheeko xiiso leh. laakiin odayga sidee looga dhaadhicinayaa Akoonadii Shababka ee aad xirtay busaarad baa ka dhalatay? Odaya waa idin dareemooyaa ee sheeko kale keena”, sidaasi waxaa qoray Suxufi sare Ayaanle Xuseen Cabdi, markii uu arkay warar la isla dhexmarayo Baraha Bulshada ku wada xariirto, kaasoo hal ku dhig looga dhigayo ‘Xamar Shiid aa ka jira’, mid kale ayaa  isna soo qoray ‘Nabaddu ma Shiidbaa’.

By. C/lahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay xubno ka socday hoggaanka dhaqanka ee Puntlan

asiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed…

Gudaha
January 16, 2026

Guddoomiyaha aqalka sare oo qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub…

GudahaWararka
September 16, 2025

Madaxweyne Qoorqoor oo xariga ka jaray mashaariic laga hirgaliyey Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SONNA): Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa si rasmi ah xariga uga jarey mashaariic horumarineed oo…

GudahaSawirroWararka
July 24, 2023

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan shaqo la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga & Agaasimaha guud ee Wasaaradda Difaaca

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa hoygiisa Muqdisho kulan shaqo kula yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…

GudahaWararka
July 22, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023