Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maalgashato ka socoto Dalka Ciraaq oo Muqdisho dhawaan ku soo wajahan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maalgashato ka socoto Dalka Ciraaq oo Muqdisho dhawaan ku soo wajahan
GudahaWararka

Maalgashato ka socoto Dalka Ciraaq oo Muqdisho dhawaan ku soo wajahan

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 16, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Bandhigga Tiknoolajiyadda Beeraha Soomaaliya ayaa sheegay in ganacsato ka socota dalka Ciraaq ay bisha nagu soo aaddan ee Agoosto ku soo gaari doonaan magaalada Muqdisho, kuwaas oo ah maalgashato casuumaad ka helay dowladda Federaalka Soomaaliya.

โ€œDhawaan waxaa dalka imaan doona Wafuud kala duwan oo aan la geli doonno heshiisyo ku saabsan dhoofinta wax soo saarka Beeraha oo dalkan ku maalgashan laha bilyanisโ€ayuu yiri Raโ€™iisul Wasaare Xamse Cabdi Barreโ€.

Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay socdaalka madaxda Qaran ee dalka dibadiisa lagu iib geeyo wax-soosaarka dalka oo ay Beeraha, xoolaha iyo Kalluumeysiga ugu horreeyaan, isagoo dhankakale tilmaamay qiimaha dunida ku leeyihiin Liinta iyo Mooska (Muuska) laga qaato Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in maalgashatada ka socota dalka Ciraaq ay la socdaan dhaqaatiir caafimaad oo baaraya Caafimaadka xoolaha Soomaaliya oo hadda inta badan loo iib geeyo dalalka khaliijka.

Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale sheegay in sidoo kale dalka Masar uu kamid yahay dalalka hadda daneynaya in ay dhoofsafaan xoolaha Soomaaliya, kuwaas oo kamid ah kuwa Adduunka loogu jecelyahay.

Soomaaliya ayaa hadda ah meel ay soo wada-eegayaan indhaha maalgashatada caalamiga ah, kuwaas oo xiligan u arka in uu muhiim u yahay maadaama Alle ku maneystay khayraad fara badan sida Xoolaha, Kalluunka, Beeraha iyo qeybaha kale ee khayraadka dhulka hoose ku jira oo aan weli laga faa’ideysan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliska Howlgalka Amisom oo kulan ka yeeshay Ammaanka doorashooyinka Dalka+Sawirro

Muqdisho (SONNA)- Taliyaha guud ee ciidanka Amisom ,sareeye guud Diomede Ndegeya, ayaa maanta kulan la qaatay saraakiisha lixda qeybood ee…

Wararka
November 10, 2020

Dowladda Soomaaliya oo wada dadaal ku aadan sidii ay Soomaaliya u heli laheyd taageerada dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Africa

Kampala-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriradda…

GudahaWararka
February 7, 2023

Dowladda FS oo heshiis hor dhac ah kala dhex dhigtay beelihii ku dagaallamay degmada Luuq

Luuq-(SONNA)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay…

GudahaWararka
July 23, 2024

Wasiiru-dowlaha Isgaarsiinta oo Ka Qaybgalay Shirwaynaha 25-aad ee Dhijitalka Adduunka

Washington(SONNA):-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada, mudane Axmed Diiriye, ayaa ka qaybgalay Shirwaynaha 25-aad ee Dhijitalka Adduunka (Global Digital Summit), oo…

GudahaWararka
March 21, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023