Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Nirobi uga qeybgalay Kulan looga hadlay cimilada iyo arrimo kale
    May 15, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq
    May 15, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Wasiirka maaliyadda oo Nairobi uga qaybgalay bandhigga warbixin maaliyadeedka Soomaaliya
    May 14, 2025
    Wasaaradda arrimaha dibadda oo Muqdisho ku soo gabangabaysay wadatashi ku aadan bad-qabka deegaanka
    May 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
    Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordheysa
    May 9, 2025
    Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
    May 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladdaย oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda ooย casho sharafย  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo kormeer hawleed ku jooga Shabeelaha dhexe
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo kormeer hawleed ku jooga Shabeelaha dhexe
GudahaWararka

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo kormeer hawleed ku jooga Shabeelaha dhexe

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: July 8, 2024
1 Min Read
Share

Al-kowtahar (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneral Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta gaaray degmada Al-kowthar iyo deegaanka Daaru-nicma ee gobalka Shabeelaha dhexe, waxaana halkaa taliyaha ku soo dhaweeyey saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo qaar ka mida hoggaanka ciidanka degaanka macawiisleyda.

Taliyaha ayaa khudbad dhiiri gelin iyo dar daaran isugu jirta u jeediyay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan aaga hore ee degmada Al-kowthar iyo deegaanka Daaru-nicma.

Sidoo kale taliyaha ayaa balamo uu ka wado madaxda sare ee dalka waxa uu ka horsheegay ciidanka u taagan difaaca Qaranka, waxaana cid kasta oo keenta madax Khawaarij la siinayaa ( 5 kun oo Dollar ) iyo agabka uu ka soo qaniimeysto oo loo qiimeeynayo.

Muhiimadda safarkan taliyaha uu ku tegay difaacyada hore ee ciidamada Qaranka iyo xoogaga deeganku ay kaga sugan yihiin Shabeelaha dhexe ayaa ahaa dhiiri gelin iyo dar dar gelinta howlgalada dalka looga saarayo meleshiyadka taagta daran ee Khawaarijta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Nirobi uga qeybgalay Kulan looga hadlay cimilada iyo arrimo kale

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay daahfurka…

May 15, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo maanta agab caafimaad gaarsiisay Dhuusa-mareeb

Muqdisho:(SONNA-Masโ€™uuliyiin ka socota xafiiska Raโ€™iisul wasaaraha iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee ka hortagga COVID-19 ayaa maanta agab caafimaad…

Wararka
May 2, 2020

Xulka Qaranka Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Harare ee Dalka Zinbabwe

Muqdisho-(SONNA)-Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobkaย  Aduunka oo ka dhacay…

Wararka
September 8, 2019

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Dhahar

Muqdisho, 24 Maarso 2021: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada…

Gudaha
March 24, 2021

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo dhisaysa xarun qaabilsan dhaawacyada gurmadka u baahan

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay'adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha xarunta cusub…

GudahaWararka
July 17, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023