Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Codbixiyaal gaaraya 923,220-Qof, oo iska Diiwaangeliyay Gobolka Banaadir
    October 19, 2025
    Saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga oo tababar uga furmay Muqdisho
    October 19, 2025
    Danjire Ilyaas Cali Xasan oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kinshaasa
    October 19, 2025
    Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga XFS oo tababar Muhiim ah daah-furay
    October 19, 2025
    Muxuu ku saabsan yahay heshiiska Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS iyo EUCAP?
    October 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
    Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
    September 24, 2025
    Guushu waa adigoo wax yar Cagaha Dhulka ku haya (FAALLO)
    September 15, 2025
    Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta
    September 15, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Ku simaha madaxweynaha oo ka qaybgakay xaflad ay ku qalinjabinayeen arday ka baxday Jaamacadda Green Hope
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ku simaha madaxweynaha oo ka qaybgakay xaflad ay ku qalinjabinayeen arday ka baxday Jaamacadda Green Hope
GudahaWararka

Ku simaha madaxweynaha oo ka qaybgakay xaflad ay ku qalinjabinayeen arday ka baxday Jaamacadda Green Hope

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: June 12, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xarunta murtida Iyo wacyigelinta uga qeyb galay xaflad ay ku qalin bedelanayeen dufacada 12-aad ee Bachelor Degree Iyo dufcada 6-aad ee Master Degree, kuwaas oo ka qalin bedeshay jaamacadaha Green Hope University Iyo Kesmonds University.

Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo xaflada khudbad ka jeediyay ayaa marka hore u hambalyeeyay ardayda qalin bedelenaysay, waxaana uuna ku amaanay dadaalkii Iyo dulqaadkii ay muujiyeen mudadii ay halganka waxbarashada ku jireen.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa waalidiinta ardayda, macalimiinta iyo maamulka jaamacada ku amaanay juhdigii Iyo dadaalkii hagar la’aaneed ee ay ardayda geliyeen, waxa uuna ardayda qalin bedelatay kula dardaarmay in ay dadaalkooda sii laba jibaaraan islamarkaana aqoontooda ugu adeegaan dadka Iyo dalka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay ka go’antahay kor u qaadista Iyo tayaynta waxbarashada dalka ,si guud ahaan dalka loo gaarsiiyo.

Ugu dambeyn Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa bahda waxbarashada kula dardaarmay in ay caawiyaan waalidiinta aanan awoodin waxbarashada caruurtooda, si ubadka Soomaaliyeed ay waxbarasho u helaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Codbixiyaal gaaraya 923,220-Qof, oo iska Diiwaangeliyay Gobolka Banaadir

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaaciyay in gobolka Banaadir iska diiwaan…

October 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka argagixisanimo ee Turkiga ka dhacay

Muqdisho (SONNA): Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si cad u canbaaraynaysaa weerarka argagixiso ee foosha xun ee lagu qaaday Turkish Aerospace…

GudahaWararka
October 23, 2024

Ciidanka Ammaanka Boosaaso oo dilay xubin ka tirsan Khawaarijta

Boosaaso(SONNA):-Ciidanka ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa toogtay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Daacish oo gudaha magaalada ku aasayay Qarax Miino oo…

GudahaWararka
January 25, 2025

Xulka Qarankeena oo caawa isreeb-reebka Koobka adduunka la ciyaari doona Xulka Algeria

Muqdisho (SONNA):- Xulalka kubadda cagta ee Qarankeen ayaa caawa la ciyaari doona dhiggiisa dalka Algeria kulan ka tirsan isreeb-reebka  koobka…

CaalamkaCiyaarahaWararka
November 16, 2023

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha oo kulan la qaatay danjiraha Shiinaha

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa galabtay Safiirka Safaaradda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane…

GudahaWararka
April 28, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023