Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania
    July 1, 2025
    8 khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellada hoose
    July 1, 2025
    Guddoomiye Aadan madoobe oo diray hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo
    July 1, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo calan saaray madaxtooyada xuska 65-aad ee xornimada awgeed
    July 1, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Xildhibaan Samakab oo ka tirsan golaha wakiillada Minnesota
    June 30, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiir Roobow: Ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegaa ogaada Xajku dalxiis ma ahan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Roobow: Ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegaa ogaada Xajku dalxiis ma ahan
GudahaWararka

Wasiir Roobow: Ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegaa ogaada Xajku dalxiis ma ahan

By Abdulkadir
Last updated: June 10, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo magaalada Makkah Almukaramah kula kulmay Ma’suuliyiinta shirkadaha adeegga Xajka iyo xubnaha guddigga Bicisada ee wasaaradda Awqaafta ayaa si weyn uga hadlay sidii loo gudan lahaa waajibaadka shaqo ee ka saaran u adeegista xujeyda Soomaaliyeed.

Wuxuu soo hadal qaaday adeeggi xajka ee sanadkii tagay 2023, isagoo sheegay in loo baahanyahay in casharo laga barto qaladaadkii dhacay sanadkii hore, wixii wanaagsanaa iyana la xoojiyo.

Wasiir Roobow ayaa ku adkeeyey madaxda shirkadaha iyo guddiga bicisada iyo si wada jir ah ay ugu dadaalaan sidii hufnaan loogu gudan lahaa waajibka saaran, isbedel dhab ahna la yimaadaan.

Dhanka Wasiir Mukhtaar Roobow ayaa nasiib darro ku tilmaamay dad uu sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii loo fashilin lahaa adeegga loo sameynayo xujeyda Soomaaliyeed.

“Waxaa nasiib darro ah in ay jiraan dad dhahaayo xajkaan fashilinaynaa,subxaana Allah, xajku waa rugni min arkaanul islaam ilaahay baa iska leh, xajka qofka dhahaayo waan fashilinaynaa ilaahay huu la dirirayaa, xagee buu ku dagaalamayaa baytulaahi Xaram, yuu fashilinayaa duyuufu raxmaan, war xageed u socotaa, war dantaada iyo waxay umaddu leedahay kala saar, dadka nuucaas ah ilaahay haka baqaano. Ayuu yiri wasiir Roobow.

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha   Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in wixii dhaliil iyo sixitaan ah diyaar u yihiin, balse wuxuu nasiib daro ku tilmaamay in baraha bulshada lagu faafiyo dacaayadaha been abuurka ah.

Ugu dambeyn wuxuu guud ahaan muwaadiniinta Soomaaliya ee jooga Xajka ay yihiin muraayad ka tarjumaysa dalkooda, isagaa intaasi ku daray in uu jiro isbedel ay kula jaanqaadi karaan dowladaha kale.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania

Dar es Salaam-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xalay fiidkii…

July 1, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Durraan Faarax oo gaaray Garoowe+Sawirro

Garoowe-(SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo  Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Durraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Mas’uuliyiin…

GudahaWararka
November 18, 2021

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo qadka fogaan aragga uga qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabta “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka qeyb galay shir…

Wararka
June 17, 2020

kulan looga hadlaayo Covid 19 oo berrito ka furmaya xarunta Q.Midoobay

Qaramada Midoobe  ayaa qaban doonta beri oo khamiis ah shir aan caadi ahayn  kaas oo looga hadlaaayo sidii looga hartegi…

Wararka
December 2, 2020

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyey ciidankii maanta jabka gaarsiiyey Khawaarijta

Muqdisho (SONNA):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u…

GudahaWararka
July 22, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023