Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Wasiir Mukhtaar Roobow oo sheegay in labo sano oo ay maamulayaan adeegga Xajka aanu dhicin shirkad laaluush laga qaatay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Mukhtaar Roobow oo sheegay in labo sano oo ay maamulayaan adeegga Xajka aanu dhicin shirkad laaluush laga qaatay
GudahaWararka

Wasiir Mukhtaar Roobow oo sheegay in labo sano oo ay maamulayaan adeegga Xajka aanu dhicin shirkad laaluush laga qaatay

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 5, 2024
4 Min Read
Share

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo kulan kula yeeshey magaalada Barakaysane ee Makah Almukaramah ee Sucuudi Carbiya, xubnaha guddiga adeegga Xajka ee (Bicisada) ayaa si weyn uga hadlay dadaalkii lagu bixiyay in isbedel lagu sameeyo addeegga Xajka mudadii labada sano oo ay maamulayeen, isagoo intaasi ku daray in aysan jirin shirkad laga qaaday wax laaluush ah.

Wuxuu sheegay wasiirย  Roobow in uu jiro isbedel ka duwan kii sanadkii hore,Mosimka Xajka 1445HJ/2024 waxaa isbedel ku yimid addeegyada Xujeyda, deegaanada la dejiyay oo ku dhow Xaramka iyo qorshayaasha kale ee loo diyaariyay maalmaha lagu guda jiro gudashada acmaasha Xajka oo loo diyaariyay culimaaโ€™udiin wacyigelin joogta ah u sameyn doonaan xujeyda si loo jiheeyo.

Mudane Mukhtaar Roobow Cali wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS oo hadalkiisa sii wata ayaa soo hadal qaadayย  in weli ay jiraan dad ku howlan dacaayado been abuur ah, wuxuuna yiriโ€.

โ€œ.Runtii ilaahay waxaan uga mahadinaynaa laba sano aan maamulaynay adeegga Xajka sanadka 2aadย  ma dhamaanine hada unbaa shaqadiisa kujirnaa, shirkadihiina way joogaan ma jirto shirkad wax laaluush ah laga qaatay,waxaa dhici jirtay Fiisooyinka (Bicisada) ee guddiga adeegga Xajka) oo suuqa lagu kala iibsan jiray, laba sano oo aan joognay ma dhicin intii tabar ah ayaan dadaalnay alxamdullilaah, kuwa been abuurka suuqyada la jooga keena cadeyn,waxaan uga mahadcelinayaa dhamaan xubnaha guddiga addeegga Xajka iyo shirkadaha oo wada jir u shaqeeynayayโ€.

โ€œNin culimu ah ayaa igu yiri dhowr iyo toban milyen oo lacag ah ayaa dhacday ama waxba ma ogide gacantadaa wax lagu cuney,waxaan ku iri, majirto, gacantayna anay igu taalaa oo waxba laguma dhici karo, arrintaasi ayaa dhacaysay iyadooo shaqadii lagu jiro marka waana imtixaanka, waana uga mahadcelinayaa dadkii shaqadaadasi kaalinteedi lahaa, sida guddiga bicisada iyo madaxda shirkadahaโ€. ayuu yiri wasiir Roobow.

Sababta ka dambeysa isbedelka ayuu ku tilmaamay wasiirku in ay qeyb ka tahay is fahamka dhanka shaqada ah oo dhexmaray laga bilaabo wasaaradda Awqaafta, guddigga Bicisada iyo shirkadaha daabulka xujeyda Soomaaliyeed oo meel uga soo wada jeestay sidii looga gaashaaman lahaa caqabad ku timaadda adeegyada xajka.

Madaxda wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo fulinaya waajibaadkii ay u igmadeen madaxda Qaranka ayaa ku guuleystay in ay sameeyn qiimo jaban iyo adeegyo hufan,waxaana wasiir Mukhtaar Roobow uu sheegay in aan dhici doonin in sare loo qaado qarashaadka Xajka, in qiimo dhimis lagu sameeyo mooyee,wuxuuna ugu baaqay xujeyda Soomaaliyeed in ay muujiyaan samir iyo dulqaad inta lagu guda jiro gudashada acmaasha xajka.

Laga bilaabo Garoonka Diyaaradaha Madiinatul Xujaaj ee magaalada Jidah ee dalka sucuudiga, Magaalada Madiina almunawaraha siyaarada goobaha taariikhiga ah iyo Rowdada Masjidu nabawi waxaa lagu diyaariyay adeegyo loogu utalagalay xujeydo in loogu fududeeyo baahiyaha ay qabaan, iyadoo intaasi kadib loo gudbinayo magaalada Makah halkaasi oo ay ugu dambeyn iskugu diyaariyaan gudashada acmaasha Xajka.

Dadaaladii la sameeyey ayaa hor seeday in Dowladda Sucuudiga ayย  ku amaanto Soomaaliya isbedelka iyo horumarka dhanka maamulka adeegyada xajka,si lamid ah dowladaha kale,waxaana sanadkan xujeydu ay deganyihiin meel aan ka fogayn xaramka, iyadoo laga guuray hoteeladii sanadkii hore loo degnaa taasi oo u sahlaysa in si fudud ay u gutaan cibaadada.

W/Q: Cali Cabdulqaadir Cali

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka gobolka Banaadir iyo hayโ€™adda UNHABITAT oo ka wada hadlay horumarinta Caasimadda

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay…

GudahaWararka
May 29, 2024

Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada

Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 45aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo…

MaqaalladaWararka
November 21, 2019

Generaal Biixi oo ka hadlay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta

Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo goob fagaar ah kula hadlayay Cutubyo katirsan ciidanka xoogga…

GudahaWararka
January 1, 2023

Hayโ€™adda duulista hawada Soomaaliya oo beenisay in la joojiyay duulimaadyada aada Magaalada Kismaayo

Muqdisho-(SONNA)- Maareeyaha hayโ€™adda duulista Hawada Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan, ayaa sheegay in aysan jirin xannibaad ay Dowladdu saartay duullimaadyada taga…

Wararka
September 25, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023